Ahmed isteelo

Ahmed isteelo Mac-luumado kala duwan bartan kala soco bari dhaw

28/07/2024

Isuduwaha wasaarada ciyaaraha Gabilry , Iyo Gudoomiyaha xidhiidhka kubada Cagta Gabiley Ayaa Ka qayb galay xuska Sanad Kooxdii Bukhaari Oo Magac Iyo ma'am weyn Ku Lahayd Gobolka Gabiley , Haddana Laba Jeer Oo xidhiidha qaaday tartanka Ramadaan Cup Ee Gabiley .

Abdirahman Bulaale Ayaa ahaa mid garab Taagan dhalinyaradani waxana Uu xalay Kala qayb Galay Xuska Iyo Maamuuskani.
* Xalay Iyo casho
Sharaf-qiimeheeda laheyd
waa xasuus wanaagsan
( Xigasho:wariye xamse Cabdirashiid)

Isuduwaha wasaarada ciyaaraha Gabilry , Iyo Gudoomiyaha xidhiidhka kubada Cagta Gabiley  Ayaa Ka qayb galay xuska Sanad ...
28/07/2024

Isuduwaha wasaarada ciyaaraha Gabilry , Iyo Gudoomiyaha xidhiidhka kubada Cagta Gabiley Ayaa Ka qayb galay xuska Sanad Kooxdii Bukhaari Oo Magac Iyo ma'am weyn Ku Lahayd Gobolka Gabiley , Haddana Laba Jeer Oo xidhiidha qaaday tartanka Ramadaan Cup Ee Gabiley .

Abdirahman Bulaale Ayaa ahaa mid garab Taagan dhalinyaradani waxana Uu xalay Kala qayb Galay Xuska Iyo Maamuuskani.
* Xalay Iyo casho
Sharaf-qiimeheeda laheyd
waa xasuus wanaagsan

Gadhi aya ku Qalibmay wadada udhaxaysa gabilay iyo taysa wada oo sihalisa ugoday cidna waxba kumaynoqon sida udhakhsiyah...
02/05/2024

Gadhi aya ku Qalibmay wadada udhaxaysa gabilay iyo taysa wada oo sihalisa ugoday cidna waxba kumaynoqon sida udhakhsiyaha badan wa inlo Hagahiyaa Waxay sowadaa khasare nafed iyo kuwa malba

 : Ururka Quud iyo Adeeg oo ay ku midoobeen Haweenka Suuqa Gobonimo ayaa qayb wayn ka ahaa Xuska Maalinta Shaqaalaha Adu...
01/05/2024

: Ururka Quud iyo Adeeg oo ay ku midoobeen Haweenka Suuqa Gobonimo ayaa qayb wayn ka ahaa Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo Hargeysa ka dhacday

 : Madaxweyne ku Xigeenka  Somaliland iyo xubno kale ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo lagu qabtay...
01/05/2024

: Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo xubno kale ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.

  :-Wasiirkii H**e Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi  ayaa ka Qayb-Galay Munaasinada Du...
01/05/2024

:-Wasiirkii H**e Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi ayaa ka Qayb-Galay Munaasinada Dugsiga Sare Ee Qalax Kugu Diyaar Garoobayo Xuska 18ka May

Apple Studio 📷

01/05/2024

Barnaamijka Fanka iyo suugaanta Gabiley iyo Shariif dheere

“Cidna ka yeeli mayno inay hor istaagto horumarka aanu Hargeysa ka wadno.” Maayir Mooge.
01/05/2024

“Cidna ka yeeli mayno inay hor istaagto horumarka aanu Hargeysa ka wadno.” Maayir Mooge.

Ogeysiis Ogeysiis Dhamaan Cidkasta oo is diwaan galisey Tartanka Orodka 10km Ee Hargeisa.Waxaanu la socod siinaynaa in T...
01/05/2024

Ogeysiis Ogeysiis

Dhamaan Cidkasta oo is diwaan galisey Tartanka Orodka 10km Ee Hargeisa.
Waxaanu la socod siinaynaa in Tartankii inoo qabsoomi doono bisha may 10,2024.
Isla markaana uu ka dhici doono magaalada Hargeysa maalin jimce ah galinka dambe.
Bib nambarada waxaad qaadan doontaan maalinta Khamiista taariikhduna tahay 9,05,2024.

Inshaa allaah.

Agaasimaha Guud Ee Televisionka SAHAN TV oo Hambalyo udiray shaqaale weynaha SAHAN TV Eid Mubaarik Dhammaan shucuubta is...
10/04/2024

Agaasimaha Guud Ee Televisionka SAHAN TV oo Hambalyo udiray shaqaale weynaha SAHAN TV

Eid Mubaarik

Dhammaan shucuubta islaamka waxay u tahay maalinta farxadda iyo rayraynta, waa maalin barakaysan oo dhammaanteen aan muujino farxad, jacayl, cibaado iyo isku duubni waa maalin weyn oo ilaahay ina farray inay in badan xusno, sadaqadaysano, keena jilicsan lagaga farxiyo, sidaas awgeed waxaan qaraabada, saaxiibada, ummada Somaliland dhammaan muslimka aduunka u dirayaa hambalyo iyo farxad, waxaanan idin leeyahay CIID WANAAGSAN, CIID MUBARAK, waxaan Hambalyo iyo bogaadin udirayaa farxada ciida shaqaale weynaha Televisionka SAHAN ee ku kala sugan daafaha dunida waxaan lee yahay farxad ku ciida idinka iyo qoysaskiinuba Hambalyo

Waxaan ilaahay inoo waydiinayaa inuu qof kasta iyo muslim kasta soonkii, cibaadadii, ducadii iyo quraan akhriskii ka aqbalo,

C  I  I  D        M  U  B  A  A  R  I  K.عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالWaxa aan Hambalyo u Dirayaa  Dhammaan...
10/04/2024

C I I D M U B A A R I K.

عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxa aan Hambalyo u Dirayaa Dhammaan Ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Somaliyeed munaasibadda Ciidal Fidriga Awgeed.

Ilaahay Dhamaanteenba Ha Inaga Wada Aqbalo Soonkii ,Salaadii , Sadaqadii iyo Camalkii Wanaagsanaa Ee aynu Soo Gudanay Bisha Barkaysan Ee Ramadan .

Dhamaan Umada Muslimka ah waxa aan U Rajaynayaa Deganaasho, Barwaaqo iyo Xasilooni Waarta.
:waxay ka Timid Mukhtaar Hakaale Mulkiilaha somdigital

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252633040913

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed isteelo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category