Sanaag Herbal Center

Sanaag Herbal Center halkan waxaad ka helaysaa warar sugan, faalooyin iyo vedeoyo gagaaban oo raxaabaysi au

Gaadhi noociisa aan h**e loo arag oo maanta laga qabsaday huwanta Hambalyo ciidan jabay dheh
22/11/2023

Gaadhi noociisa aan h**e loo arag oo maanta laga qabsaday huwanta

Hambalyo ciidan jabay dheh

10/12/2022

Portugal🇵🇹 waca waay tagaysaa inshalah

09/11/2022

Cabdiraxmaan Cirro iyo magalada sheikh
Way is muujiyeen

Xildhibaan Yasin Cumar Cabdi ileeye
09/11/2022

Xildhibaan Yasin Cumar Cabdi ileeye

09/11/2022

Cali Sheekh: Dhaqanka Miyiga iyo Magaalada, maxaa is beddelay?

"Dawladaha Caalamiga ah ee Iskaashiga la leh [Somaliland] (oo kala ah Belgium, Canada, Midawga Yurub, Finland, France, G...
08/11/2022

"Dawladaha Caalamiga ah ee Iskaashiga la leh [Somaliland] (oo kala ah Belgium, Canada, Midawga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Ingiriiska iyo Maraykanka) waxa ay kala hadleen doorashooyinka soo socda Madaxwayne Biixi oo ay khadka kula hadleen maanta. Waxa ay la wadaageen walaaaca ay ka qabaan wada hadal la’aanta ka dhaxaysa daneeyayaasha siyaasadeed ee muhiimka ah, iyaga oo carrabka ku adkeeyey baahida loo qabo in laga gaadho is faham (consensus) khariiradda doorashooyinka lagu qabanayo, iyo muhiimadda ay leedahay xorriyaddda cabiraadda aragtida iyo in booliisku hawlihiisa u qabsado si aan gacan ka hadal lahayn (non-violent policing). Waxa ay hoosta ka xarriiqeen ballanqaadka uu maxadwaynuhu sameeyey ee ah in lagu abaabulo labada doorasho si waafaqsan qorshaha farsamo ee ay soo jeedisay Gudida Qaran ee Doorashooyinku, iyo inuu la kulmayo mucaaradka maalmaha soo socda."

Afeef: waa turjumaad aanay samayn cidda qortay qoraalka. Wixii qalad ah ee ku jiri kara looma aaneeyo cidda qortay. Qoraalka rasmiga ah ee Ingiriisiga ahi waaka halkan ku lifaaqan
W Q guuleed dafac.

07/11/2022

07/11/2022

Kaligii doobyaha talada ka dudaa
Darajo ma helee
Waddani ayaa laysugu wada imanayaa

25/06/2022

Address

Hargeisa

Telephone

+252634110033

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Herbal Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share