18/05/2024
Waxaa ay qoyskeena u ahayd maalin kale oo qurux badan, waxaana aniga iyo boqoraddeyda Hodon ali aan dunida ku soo dhaweynay mid ka mid ah hadiyadaha Alle oo ah wiil, kaasi oo ku dhashay wadanki
Waxaan halkaan mahad uga celinaya dhammaan ehelka labada dhinac iyo asxaabta nala wadaagay farxadda iyo hambalyada. Si gaar ah, waxaan mahad aan la soo koobikarin u celinayaa walal shafiya aabe iyo hooyo❤️
Mid toosan oo diinta Alle ku barbaara in uu noqdo ayaan rejaynayaa!