Fig Insights

Fig Insights Dhammaan dharka fashionka ee xarragada iyo qiime macquul ah noogu soo hagaag.

Fig Insights waxa ay ka caawisaa ganacsiyada in ay noqdaan qaar curin leh (Creative), xog hagto (Data driven), kana faa'idaysa Suuqgeynta Casriga (Digital first).

Suuqgeynta Casriga ah ee Ganacsiyada (Digital Marketing and Social Media for Business)Shirkadaha Qaatay:  Solteco, HEMA ...
19/09/2025

Suuqgeynta Casriga ah ee Ganacsiyada
(Digital Marketing and Social Media for Business)

Shirkadaha Qaatay: Solteco, HEMA Books, Bari iyo Galbeed Transport, Gole Cafe, Tamini Insurance, Kingdom Perfumes iyo Haleelo Tower.

Waxa aan si guul ah u soo gabogabeynay Suuqgeynta Casriga ah ee Ganacsiyada oo muddo 3 maalmood ah ka socotay Dhismaha Cusub Haleelo Tower.

Ganacsi kasta waxa uu Goobta kala tegay
1. One Year Digital Marketing Strategy
2. Two Months Content Plan
3. Customer Persona

Address

Road No 1, Togdheer Area, Dhismaha National, Ex Hemo Books
Hargeisa

Telephone

+252634003301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fig Insights posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share