Signal media

Signal media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Signal media, Media/News Company, road no1, Hargeisa.

Signal Media is an independent digital media platform delivering timely news, verified information, and in-depth analysis with a focus on accuracy and transparency.

29/09/2026

Duqayn culus ayay habeenki xalay diyaradaha dagaalka Ethiopia ku qaaden magalada makale e casimada gobolka tegray, iyado dad rayida ay wax ku noqden, waqooyiga Ethiopia ay maalinti 10 waxa kasocda dagaalo xoogan o udhaxeya mucaradka iyo dawlada,

Warbixin ku saabsan dhacdo dil ah o ka dhacday duleedka degmada AwaareDegmada Awaare oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Sooma...
29/09/2026

Warbixin ku saabsan dhacdo dil ah o ka dhacday duleedka degmada Awaare
Degmada Awaare oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida, ayaa duleedkeeda. , lagu dilay nin kamid ahaa dad la socday gaadhi qaad siday.
Ninka dilka geystay ayaa lagu magacaba, nimcaan deeq cabdi dabaare ,waxa la sheegay inuu ka mid ahaa ciidanka deegaanka. ,sababta dilka ayaa la xiriirtay dhacdo ciidanka deegaanka ay ninkan uga qaadeen bam uu haystay
Ninka ayaa ka xanaaqay markii ciidanka maleshiyadu ka qaadeen bamka, isaga oo ku dooday in bamkiisa loo soo celiyo ama lacagtii uu ku iibsaday la siiyo. Balse markii cidina dhagaysan wayday, isla markaana aan loo soo celin bamkii ama lacagtii uu ku iibsaday, midna ayuu afduubtay nin deegaanka Awaare u dhashay.
Wuxuu sheegay inuusan sii daynayn ninka uu afduubtay ilaa lacagtii bamka la siiyo.
Markay xaaladdu halkaas maraysay, ayaa odayaasha deegaanku hawsha galen. Waxay u direen ninki lacag dhan 40 kun, halka ninkuna uu ku adkaystay in la siiyo 60 kun.
Ugu dambayn, waxay isku afgarteen in lacagta ka dhiman oo ahayd 20 kun loo soo diri doono, isla markaana ninka afduubka u uhaysto la sii dayo . Sidaas ayuu ninkii afduubna loo sii daayay.
Laakiin nasiib darro, markii ninkii afduubka loo haystay la sii daayay, ayaa ninkii laga xanibay lacagtii 40 kun ahayd tii lo ballanqaaday e dhinayd iska daaye. Halkaas ayay qaladka iyo dhibtu ka bilaabmay.
Ninkii oo aan helin lacagtii iyo bamkiisii midna, ayaa duurka galay, isaga oo kaxaystay 8 nin oo ay isku jifo yihiin. Waxay jidka u galeen gaadhi qaad siday, halkaasna waxaa lagu dilay nin raaci aha, oo ka mid ahaa dadka gaadhiga qaadka la socday.
Mararka qaar, qaladaad yar oo la sixi karo ayaa sababi kara in nafo badan ay galaafato. Sida ku cad dhacdadan, qaladka ugu weyn waxaa lagu eedaynayaa maamulka magaalada Awaare, oo lagu sheegay inuu qayb ku lahaa sida ay xaaladdu halkaas ku gaadhay. Eyna u mareeyen, lasoco Signal media

28/09/2026

Hadu so hooray roob gudgude, allaw dayr biyo badan o barwaqa noga dhig dhulko dhana wada gaadha,

28/09/2026

Xabad aya kaga fakatay saxibki ninkan aya si k**a udilay saxibki, inkasto dadka qaar shegen inu si badheedha xabada ugu dhuftay

28/09/2026

Kooxda TPLF o drone ku werartay xeryo ciidanka cirka Ethiopia ku leyin Debre Zeit, kombolja iyo bahar dar, wa marki ugu horaysay ay TPLF so bandhigto iyado ciidamadedu adegsanayan diyaradaha drone ta, dagaalka waqooyi Ethiopia aya umuqda mid si xogaysanaya

Kala soco wararka Signal media

28/09/2026

Taliyihi ugu sareyay ciidanka lafta gareen e saaka hiirti so wereray magalada baydhabo o la qabtay waraysi laga qaday wuxu ku shegaya in qaraxa ay fuliyen koxo khawarija o dagaalka qayb ka aha

Wararki udambeyay dagalada kasocda wadanka Ethiopia ,ayan idin so koobaya, iyado dagaalku si kulalanayo goobo badana ku ...
27/09/2026

Wararki udambeyay dagalada kasocda wadanka Ethiopia ,ayan idin so koobaya, iyado dagaalku si kulalanayo goobo badana ku fidayo,dawlada Ethiopia aya udabushay ,deeganka kobo hub culus iyo ciidamo cusub kuwaso wata nidaamka difaca hawada Fk2000 kuwaso lagu sameyo wadanka chaina, taaso ka dhigan inu dagaalku si xogaystay,
Sido kale waxa cawa gantaal noca ridada dheer ah lagu weraray garoon ciidamada cirka Ethiopia ku leeyin bishoftu, Debra Zeit, wali masuliyinta dawladu may shegin gantaalka mesha lagaso tuuray, ,jabhada Canfarta o tagero ka haleysa kooxda TPLF aya horumarka kasameyay dagaladi maanta dhacay iyago 3 magalo gacanta ku dhigay, sidokale ciidanka dawlada o h**e loga qabsaday magalada soketa aya galabta dib uqabsaday magalada ,inkasto xoogaga TPLF ay buuraha magalada udhaw ku jiran,,gobolka axmarada kooxda fano aya werero kala duwan ku qaday saldhigyo military o kuyala aga gaarka gonder iyo shegay inay saldhigayada burburiyen, guud ahana waqooyi Ethiopia aya waxa si xoogaysanaya dagalada udhaxeya ciidamada dawlada iyo koxaha isbahaysiga mucaradka,,waxana go an khadka is gaadhsinta ,dawlada Ethiopia k**ay hadal dhacdoyinki udambeyay iyo khasaraha ka dhashay,

Isha ku hay Signal media

Cajiib, wa magaalo dad somaliyed leyihin kuna taala dhul somaliyed, hadana 3 tawar aya ka tagaan o 3 wadan kala leeyin, ...
27/09/2026

Cajiib, wa magaalo dad somaliyed leyihin kuna taala dhul somaliyed, hadana 3 tawar aya ka tagaan o 3 wadan kala leeyin, hadaba magaladan magaceda la iska raba somaliyay iyo sadexdan tower wadamada leh?

Ciidanka police ka somalia aya xabsiga utaxabay koox dhaliyara ,kuwaso dagaal kuso qaaday ,nin masuul ka aha masajid isl...
26/09/2026

Ciidanka police ka somalia aya xabsiga utaxabay koox dhaliyara ,kuwaso dagaal kuso qaaday ,nin masuul ka aha masajid islamarkana jidhdil ugaystay masulki masajidka, muqalada aya baraha bulshada laga arkayay dhaliyarada iyo shekha o muran dhanka akhqaalaqdi dhex maray, kadib marki shekhu dhaliyarada ka hor istagay inay masajidka ku tukadan, madama dhaliyaradu jeegadu u xirantay timahana si qaab daran ukala dheraysiyen, taaso khilafsan dhaqanka islamka,.balse dhaliyaradi aya shekhi iskugu tagay iyado muqalada laga arkayay wadaadka oy dhulka la dhacayan,

26/09/2026

Wararki udambeyay dagalada kasocda Ethiopia iyo TPLF so bandhigtay maxabiis tiro badan o isku so dhiibay,

Address

Road No1
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Signal media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share