Axmed Cabdixaaji Shabeel

Axmed Cabdixaaji Shabeel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Cabdixaaji Shabeel, Hargeisa.

24/10/2025

Guushi iyo nabadii ceerigaabo ka dhacday

24/10/2025
09/10/2025

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah hadda ugu dhawaaqay in Turkigu ciidamo u diri doono Qasa si ay u kormeeraan xabbad-joojinta.

Fiiro gaar ah;

Ku dhawaaqistan, waxaa xaqiijinaysa inay Xamaas ku guuleysatay doonisteeda in Turkiga uu qeyb ka noqdo dalalka ciidamada u diraya marinka Qasa, taa oo ay diidaneyd Israa|l, halka ay tani tahay tallaabo sare u qaadaysa saameynta Turkiga ee bariga dhexe iyo hamiga Erdogan ee la xiriira inuu Turkiga joogis ku yeesho dhammaan dalalka bariga dhexe iyo Muslimiinta.

Wiilkaan oo lagu magacaabo Joshua Andro ayaa badbaadiyay nolosha aabihiis waliba labo jeer.Marka h**e waxay aheyd 10 san...
08/10/2025

Wiilkaan oo lagu magacaabo Joshua Andro ayaa badbaadiyay nolosha aabihiis waliba labo jeer.

Marka h**e waxay aheyd 10 sano kahor sanadkii 2015-tii xiligaasoo uu aabihiis ugu tababrucay dhuuxa lafdhabarta, maadaama uu aabaha la ildaranaa cudarka Kansarka oo kaga dhacay Qanjirada.

Marka labaadna waa Janaayo sanadkaan 2025-ta asigoona aabihiis ugu deeqay killidiisa, waxaana u sabab ah in aabaha intii laga daweynaayay Kansarka maadaama loo adeegsaday isku daaweynta kiimikada ay ka fadhiisteen labadii kiliyood.

Joshua ayaana markale heegan u ahaa aabihiis asigoona ugu deeqay kilidiisa.

Owlaada baariga ah adduunyo iyo aakhiraba waa lagu aflaxaa.

05/10/2025
05/10/2025
03/10/2025
Waad mahadsantiin akhyaartaydaay
01/10/2025

Waad mahadsantiin akhyaartaydaay

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Cabdixaaji Shabeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share