
26/07/2025
Warar hordhaca oo ka soo baxaya Maamul-dhiska SSC & Maakhir ee Laascaanood.
Magaca: Woqooyi-bari
Calanka: Buluug xiddig cad leh + Cagaar iyo Caddaan Farasle
Astaanta: Calanka oo ay laba faras garba-joogto.
Caasimadda: Laascaanood
Hanaanka: Madaxweyne & Madaxweyne ku-xigeen, Guddoomiye Golaha Wakiillada & Laba Ku-xigeen.
Xildhibaannada: 79 — waa se qodobka ay ka taagan tahay doodda ugu badan.
Sidee u aragtaa?