Caddalool Media Production

Caddalool Media Production Rugtani ugu kaaley,duubista Aroosyada,Meherada,Xayaysiisyada,Ducomentry-ada,Barnaamijyada gaarka ah,

Hargeysa: Shaacinta Xubnaha ku Guulaystay Abaalmarinta Cawke Word iyo Xuska Saxaafada Somaliland oo goor-dhow Furmi doon...
09/11/2021

Hargeysa: Shaacinta Xubnaha ku Guulaystay Abaalmarinta Cawke Word iyo Xuska Saxaafada Somaliland oo goor-dhow Furmi doono.

24/01/2021

Calaf iyo Nasiib | Maanso| Abwaan Farxaan Cali | 2021| Caddalool Media Production .

22/01/2021

Hees Jacayl ah oo Dareen Xanbaarsan | Cabdirisaaq Tayga | 2021 | Caddalool Media Production

15/01/2021

Hal-abuurka Sabanka oo Fariin Muhiimada u direy Bahda Suugaanta iyo Cidkasta oo Bulshada u adeegta.

Sawirrada Abaalmarinta Suxufiyiinta Cawke Awords ku Guulaystey.
09/11/2020

Sawirrada Abaalmarinta Suxufiyiinta Cawke Awords ku Guulaystey.

Sawirro: Qaybtii labaad ee Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland.
09/11/2020

Sawirro: Qaybtii labaad ee Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland.

Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland oo magaalada Hargeysa ka socota.Madasha ayaa Kulmisey Suxufiyiin h**e, kuwo dhexe, k...
09/11/2020

Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland oo magaalada Hargeysa ka socota.

Madasha ayaa Kulmisey Suxufiyiin h**e, kuwo dhexe, kuwo danbe, masuuliyiinta ka socda Xukuumada Somaliland iyo xubno Matalayey xisbiyada Mucaaridka ah.

Halkan aynu ka wada socono intay socoto Munaasibadu.

Caddalool Media Production Ugu Kaalay Sawiro Tayo Leh Iyo Muuqaalo Qurux Badan, Dhamaanba Ardayda Sannadkan  Jaamacadaha...
12/09/2020

Caddalool Media Production Ugu Kaalay Sawiro Tayo Leh Iyo Muuqaalo Qurux Badan, Dhamaanba Ardayda Sannadkan Jaamacadaha dalka ka Qalinjabinaysa waxa loo sameeyey Qiimo Dhimis . wxii Faahfaahin Ah nagala soo xidhiidh Tell. 0634680394 ama 0634347215 ,

Markasta iyo meelkasta ku xidhnow Caddalool Media Production.Goobtani ka hel Muuqaalo iyo Sawirro Tayo leh,kuna hel  Wak...
29/08/2020

Markasta iyo meelkasta ku xidhnow Caddalool Media Production.

Goobtani ka hel Muuqaalo iyo Sawirro Tayo leh,kuna hel Wakhtiga ugu Haboon.

Markasta iyo meelkasta ku xidhnow Caddalool Media Production.Ugu kaaley adeegyo deg-degsiimo iyo Hufnaan leh.📸 Bushaar y...
19/08/2020

Markasta iyo meelkasta ku xidhnow Caddalool Media Production.

Ugu kaaley adeegyo deg-degsiimo iyo Hufnaan leh.

📸 Bushaar yare.

Macmiil,waxaad halkani Caddalool Media Production,ka helaysaa,adeegyo Warbaahineed noockasta.Adeegyadaasi oo ay ku Ladha...
07/08/2020

Macmiil,waxaad halkani Caddalool Media Production,ka helaysaa,adeegyo Warbaahineed noockasta.

Adeegyadaasi oo ay ku Ladhan yihiin, deg-degsiimo,Daacad,hawl-karnimo,masuulnimo,iyo in shaqadaada laguu raaciyo doono qabashada shaqooyin dheerada hawshaada la xidhiidha.

Wixii faahfaahina,kala soo xidhiidh:-
Tell: 63 4680394,63 6313958 ama 65 0657387600, iyo 65 481460.

Address

HARGEISA
Hargeisa

Telephone

+252634680394

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caddalool Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caddalool Media Production:

Share