
23/08/2024
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre:
“Waxaan ku dadaalnay in aan lagu noqon doorashadii h**e oo kale ee dalku khatarta ku galay, sanadkii u horreeyey ayaan billownay oo ku dhaqaaqnay hirgelinta doorasho ay dadweynuhu ku dooranayaan labada heer madaxda dowladda, Xukuumadduna waxa ay diyaarisay shuruucdii doorashooyinka, una gudbisay labada gole ee Baarlamaanka.”