Xog-haye media

Xog-haye media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xog-haye media, Digital creator, 150 Street 26 June district, Hargeisa.

10/05/2024
10/05/2024

Happy 18 may somalilanders

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Hargaysa soo gaadhay.
25/10/2023

Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Hargaysa soo gaadhay.

"Ma'aqbalayno wax layidhaa Awdal State, waxan haysanaa qaran ka  qurux badan...."Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdi...
24/10/2023

"Ma'aqbalayno wax layidhaa Awdal State, waxan haysanaa qaran ka qurux badan...."

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.

Like, Share and follow # Xog-haye media

Roobab Mahiigaan ah oo la filayo in ay Gobolada Somaliland ka da'aan todoba Maalmood ee Soo Socda, sida ay Tilmaamayso S...
24/10/2023

Roobab Mahiigaan ah oo la filayo in ay Gobolada Somaliland ka da'aan todoba Maalmood ee Soo Socda, sida ay Tilmaamayso Saadaasha Cimilada ee Geeska Afrika.

Like, Share and follow # Xog-haye media

“Markii ay duruufta xaafadda u dulqaadan kari waydey iyo xannuunkayga  ayay is daldashay oo ay nolasha is dhaafisey inan...
24/10/2023

“Markii ay duruufta xaafadda u dulqaadan kari waydey iyo xannuunkayga ayay is daldashay oo ay nolasha is dhaafisey inantaydii xamda “

Aabbaha dhalay xamda ayaa sidaa yidhi oo Murugtu laabtiisa gilgilayso.

Xamda yar oo ah Inanta sawirkan idiin muuqda leh nolasha ayay is dhaafisay qisadeedu waa Xannuun iyo murugo, Afar cisho ka hor ayay dhimatay.

Qoyska xamda garab ayuu u baahanyahay

MM Somali TV Ayaad ka daawan doontaan.

24/10/2023

WARGELIN

alle ha u naxariiste marxuum mustafe abees galabta salaadda casar kadib ayaa lagu aasaya xabaalaha Xaraf ee magalada hargaysa

23/10/2023

Guri barwaaqo iyo reer UK maxaa kala qabsaday.

Like, Share and follow # Xog-haye media

Wasiirkii h**e ee qorshaynta Somaliland oo diiday shirweyne caalami ah oo lagaga soo horjeedo jiritaanka Somaliland iyo ...
23/10/2023

Wasiirkii h**e ee qorshaynta Somaliland oo diiday shirweyne caalami ah oo lagaga soo horjeedo jiritaanka Somaliland iyo arrimaha Siyaasadeed.

"Martiqaad iiga yimid shir weyn oo caalami ah oo aqooneed oo aan muujinayn jiritaanka SOMALILAND iyo arimaha siyaasadeed, mujtamac iyo dhaqaale ee 4 million oo qof (Somalilanders) waxay iila muuqatay arin aan sax ahayn, xitaa hadii aan ahay aqoon yahan aan xil Iyo masuuliyad hayn." ayuu ku yidhi wasiir shirwac qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook.

Like,Share and follow # Xog-haye media

Gargaarkii bani’aadminimo ee labaad oo gaadhay Qasa, tan iyo markii Xamaas ay weerartay Israa’iil,  Tobanaan gaadhi oo g...
23/10/2023

Gargaarkii bani’aadminimo ee labaad oo gaadhay Qasa, tan iyo markii Xamaas ay weerartay Israa’iil,
Tobanaan gaadhi oo gargaar sida ayaa ka soo ka gudbay dhinaca xudduudda ee Masar.

Like, Share and follow # Xog-haye media

Madaxweyne Biixi, aayaa wakiilkii cusub Somaliland ee dalka Itoobiya u magacaabey Cumar Cali Cabdillaahi Bade.Halka Waki...
22/10/2023

Madaxweyne Biixi, aayaa wakiilkii cusub Somaliland ee dalka Itoobiya u magacaabey Cumar Cali Cabdillaahi Bade.

Halka Wakiilkii h**e Maxamed Axmed Cawad loo beddelay Dalka Turkiga.

Like, Share and follow # Xog-haye media

Address

150 Street 26 June District
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog-haye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share