HERAR STAR

HERAR STAR warar hufan oo dhexdhexaad ah iyo xogo muhiim ah kala soco page keena herarstar

08/09/2022
Sheikh Cismaan Cali Xuseen iyo Madaxweynihii Qaranka Maashalah
17/07/2022

Sheikh Cismaan Cali Xuseen iyo Madaxweynihii Qaranka Maashalah

20/05/2022

Happy 18th May Hafida Zakariya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigainta JSL Sulayman Yusuf Koore ayaa Dhambaal Hambalyo ah u diray Guud...
05/05/2022

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigainta JSL Sulayman Yusuf Koore ayaa Dhambaal Hambalyo ah u diray Guud ahaan Shacabiga JSL

05/05/2022

Cabdilahi Maykal oo ah marxumad Najma aabaheed oo ka hadlay qadiyada dilka inantiisa

إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذاقة الموت.TACSI Allah haw naxariisto Abdiqani Mohamed Oomar ( Maygaag)Oo ku geeriyooday...
05/05/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذاقة الموت.
TACSI
Allah haw naxariisto
Abdiqani Mohamed Oomar ( Maygaag)
Oo ku geeriyooday magaalada Manchester.

Janadii fardawsa Allah ha geeyo Ehelka iyo
Qaraabadan sabir iyo iimaan saadiqa Allah haka siiyo Aamiin yaa Allah.

Al-Shahiid Cumar Abuu Layla. Aynu U DucaynoWaa Geesi Falastiini Muslim ah Oo Taariikh La Yaab leh a dhigay Taas Oo Musli...
04/05/2022

Al-Shahiid Cumar Abuu Layla. Aynu U Ducayno

Waa Geesi Falastiini Muslim ah Oo Taariikh La Yaab leh a dhigay Taas Oo Muslim badan Ka Farxisay, Yahuud badane Wadno qabat Ku Noqotay Marka Laga Waramo.Taariikhdiisa.

Al-Shahiid , Cumar Abu Layla , Waa Dhalinayar Aad U Da`yar Oo Aan Dhaafin Da`da 19sano
Xaalada Qudus inta ay Socotay ayuu Howl gaar ah Oo Naf Hurnimo ah Ayuu Ka fuliyay Dhulka ay Yahuuda Xooga Ku dagan tahay .

Waxaa Uu Soo Qaatay Tooreey Waxaa Uu dhexda Ka galay Guuto Ka tirsan Ciidamada yahuuda Ee dhulka falastiin Xooga Ku Haysato , Mid Ka Mid ah Askartii ayuu Cunaha Ka jaray

Askarigii Waa Uu Geeriyooday Naf Dhul Kulama dhicin Ka dib Waxaa Ka Furtay Qorigii Uu Sitay Markaa Ka dib Ayuu Dagaal Toos ah La galay Ciidankii Kale

Xalada ayada Oo Halkaa Marayso Waxaa Uu La Wareegay Matkab U Socday Yahuuda Waxaa Uu Halkaa Ku toogtay dhamaan Kuwii dhulka deegaameenta looga dhigay iyo Shaqalo

Yahuuda Ayaa qiratay dhimashada labo Askari iyo Sadax Kale Oo dhaawac Halis Soo gaaray

Gumeeystaha yahuudu Waxaa ay ku qaadatay baadi goobka Cumar labo maalmood

Xoogag si gaar ah u tababaran oo ka socda yahuuda Ayaa Waxeey dabaabado Ku soo galeen tuuladii uu ku dhuumaleysanay cumar

Toboneeyo baabuurta gaashaaman ayaa lagu hareerayay iyo Diyaarado qumaati U Kaco

Lkn Cumar Waa Uu Diiday in Uu is dhiibo
Waa Uu dagaalamay ilaa ay Naftu Ka baxday Waa geesi Allah ka aqbalo Shahaadadiisa Aamiun
Xaqiiqatan ilaa Hadda Warbaahinta gaalada iyo kuwa Munaafiquunta K**a Aysan hadlin
Fadlan Adiga faafi oo Ka qayb qado faafintiisa.

~Axmed Shimaali.

Address

Airport Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HERAR STAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share