Hargeysa Post

Hargeysa Post Bogan Hargeisa Post waa mid aynu ku wadaagi Doono dhacdooyinka, arimaha bulshada, kuwaas oo aynu hababka, kala gedisan ee soo gudbineed Kusoo baahin doono.

18/06/2025

Garabka Dhalinyarada ee Gudidda Hoodaale (Sacad Muuse) ayaa Doortay Hogaan Cusub.

06/06/2025

Madaxwaynihii H**e ee Somaliland oo maanta Wakhti la qaatay Shacabka Caasimada Hargeysa,.

Nin waalan oo suuqyada Hargeysa joogi jiray baa wuxuu loox ku soo musbaari jiray musbaar yar oo 1 Inch ah, dabadeedna da...
30/05/2025

Nin waalan oo suuqyada Hargeysa joogi jiray baa wuxuu loox ku soo musbaari jiray musbaar yar oo 1 Inch ah, dabadeedna dadka ayuu la eegan jiray inta badan Dumarka, marka ay “Ax” yidhaahdaan oo ay damqadaan ayuu ku odhan jiray “ Ax bey ku lee dahay, bal ka waran haddaanu mid 10 Inch ah ku dhirbaaxi lahayn”.

Xisbigii halkuu qarankan gaadhsiiyay aynu ogayn iyo sidii uu cadowga ula safka ahaa, ayaa sixid kooban oon hadal tiro iyo maag midna lahayn ay qayladu is qabsatay oo xitaa kuwii calanka buluuga ah ku jeeni qaadhnaa iyo kuwii aan waxba u arkayn ay maanta baroorta isku darayaan, iyadoo aan sidoodii salaadiin iyo dhalin yaro lagu boorinayn in ay xabada laabta u dhigaan.

Bal ka warama haddanu intaa kala sii fogaanana maxay yeeli doonaan, 1 inch ayay afka gacanta geliyeenee, laysma gaadhin ee jidhka is geliya, ayaan adin odhan lahaa oo yaan laydinka dareemin.

Siyaasi mustafe ciise

29/05/2025

Sheekooyinka Yaabka leh ee Soomaalida Tagta CARABTA waliba meelaha baadiyaha kaga dhacda.

23/05/2025

Cuqaashu Dhalinyarada Shaqada yayna ku qabsan ee Kiisaska Jiliba iyo reeraha haku E'kaadaan.!!!

Somaliland ayaa walaalnimada xeerisay wakhti Dheer, laakiin dhinaciina kamay jirin walaalnimo.26 sano oo madaxweyne Isma...
22/05/2025

Somaliland ayaa walaalnimada xeerisay wakhti Dheer, laakiin dhinaciina kamay jirin walaalnimo.

26 sano oo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele xukunka hayay, tobaneeyo jeer ayuu diyaarad ku dulmaray Somaliland isaga oo xamar u socda, shacabkyaguna arintaas way la socdaan.

Reer Somaliland shacab iyo dawladba hal arin ayay idinka filayeen oo ay idinka waayeen, laakiin mutaqbalka waynu dhawri wixii is bedela.

Arinkaas oo ah in Hargeysa iyo Xamar aad dhex u noqotaan oo ay aydaan Somaliland dhabarka ka wareemin, waayo dadka reer Somaliland halgankii gobonimo doonka Jabuuti doorkii ay ka qaateen waad ogtihiin, gaar ahaan Beelaha Reer Sh Isaxaaq iyo Gadabuursi.
Intaas hada ma la idinka heli karayaa yaakhii ?..

W/Q-- Zayid Omar AbdilahiMaareeyihii H**e ee Hay'ada Duulista & Madaarada Somaliland.

19/05/2025

Dabaaldegii 18 May, Muuqaaladani waa SUUQA GOBONIMP, iyo Astaamaha Qaran ee Somaliland, Sida Baasaaboor, Lacagta..

19/05/2025

Waar Maxaad tidhi.

19/05/2025

Muuqaaladii Xuska 18 May, kuwoodii ugu Saamaynta Badnaa..

04/05/2025

Heesaha Cusub ee Xuska 18 May ee Sanadkan 2025.

04/05/2025

Xisbiga KAAH & XUNBO-WAYNE Maxaa isku lamaaneeya Horta?

03/05/2025

Mid uu Abaahiyayo iyo mid Abasax ah.

Address

150 Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeysa Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share