Horn Action For Climate Change

Horn Action For Climate Change Using The Best Possible Community Level Understandable indiginous coping.

Is to Give Community Awareness, and Training on Climate change in social media and support Livelihoods Such as Agriculture, Pastoralism, Economics, Health, Education and Disasters.

12/02/2025
05/08/2024

IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC), in collaboration with partners, is organizing the 68thGreater Horn of Africa Climate Outlook Forum (GH…

Climate change is real
03/03/2024

Climate change is real

DHIBAATOOYINKA ISBADALKA CIMALADA MAANTA JIRA GEESKA AFRIKA IYO DUNIDABAwaa team kii ugu horreeyay ee soo sahamiyay saam...
29/02/2024

DHIBAATOOYINKA ISBADALKA CIMALADA MAANTA JIRA GEESKA AFRIKA IYO DUNIDABA
waa team kii ugu horreeyay ee soo sahamiyay saamaytii duufaantii SAGAR ee ku dhufay xeebaha somaliland 18/may/2018 waxaanu ka koobnayn hayadaha UN,INGo,iyo aniga oo ka socday dawlada/hayada NADFOR somalilnd. ,waxaanu dulmaraynay anaga oo ku socona joog hoose min bullo-xaar ilaa lowyacado.dhulka lama mari karayn,biyuhuna meel kasta way marayeen dalkuna wuxuu ku jiray argagax oo lama ogayn wax dhintay iyo wax nool dadkii ku noolaa xeebaha galbeed ee somalilnd khaasatan lughaya,gargaara,garbo-dadar,cabdi-geedi,fuguxo,ceel-sheekh,bullo-xaar ,garaaca,ilaa saylac.DIYAARADA WAXAA SOO KIRAYSA wfp sida sawirkeeda ka muuqata

Pls flow me
08/02/2024

Pls flow me

04/02/2024
Waa saadaasha haddii kulaylka dunida ay ku kordhaan 3 C
01/02/2024

Waa saadaasha haddii kulaylka dunida ay ku kordhaan 3 C

If global temperatures rise three degrees Celsius above pre-industrial levels, the results would be catastrophic. It’s an entirely plausible scenario, and th...

The root of Peace in somaliland, sow godobi surinkaad martaba sabab qarsoon maaha,sow nabadi sahaydaada ood sidato uun m...
31/01/2024

The root of Peace in somaliland,
sow godobi surinkaad martaba sabab qarsoon maaha,sow nabadi sahaydaada ood sidato uun maaha

To know more about this research visit: https://www.ucl.ac.uk/dpu/k_s/media

24/01/2024

Waa Vedio Kooban Oo Koobsanaya Waxa Uu Yahay Isbadalka Cimiladu,Waxyaabaha Sabay,Iyo Dhibaatooyinka Uu Dunida Ku Hayo

21/01/2024

Barnaamijkani Wuxuu Ka Hadlayaa Waxayaabaha Keena Nabaad Guurka ,Sida Climate Change Ka, Overgrazing Ka,Dhulka Oo Si Khaldan Loogu Dhaqmo Oo Aan La Dhaqaalayn,Nasin La,Aanta, Daadadka Iyo Roobabka Culus,Carro Guurka,Nafaqo Guurka ,Nabaad Guurka Iwm.
Kuma Turjunna Somali ,Laakiin Waxaan Ugu Talo-Galnay Inay Dadka Aqoonta Leh,Jaamacadaha Iyo Ardaydu Ka Faa Iidaysataan.

Address

Xero Awr Koodbuur
Hargeisa
252

Telephone

+252634420485

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Action For Climate Change posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Action For Climate Change:

Share