Shabkada kubada cagta

Shabkada kubada cagta Warar xaqiiqo ah oo ciyaaraha

🚨 Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Dean Huijsen Waxa Uuna Xeren Doona Lambarka 2️⃣4️⃣ Ee Kooxda
10/06/2025

🚨 Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Dean Huijsen
Waxa Uuna Xeren Doona Lambarka 2️⃣4️⃣ Ee Kooxda

🚨 Jobe Bellingham Waa Ay Soo Bandhigtay Brossia Dortmund 🟡  Qandaraas Ilaa 2030 Ayuu Saxiixay ✍️
10/06/2025

🚨 Jobe Bellingham Waa Ay Soo Bandhigtay Brossia Dortmund 🟡
Qandaraas Ilaa 2030 Ayuu Saxiixay ✍️

🚨💣 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Florian Wirtz oo ku biiraya Liverpool, HERE WE GO!♦Liverpool ayaa heshiis afka ah la gaartay Bayer Leverk...
10/06/2025

🚨💣 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Florian Wirtz oo ku biiraya Liverpool, HERE WE GO!

♦Liverpool ayaa heshiis afka ah la gaartay Bayer Leverkusen Reds ayaa bixin doonta aduun lacageed gaadhaaya €150 milyan oo euro oo ey ku jirto lacago sharuudo ku xiran.

♦Dhanka ciyaaryahanka ayaaba horeba heshiis La gaaray laba toddobaad ka hor.

♦Wirtz ayaa mari doona tijaabada caafimaadka ka hor inta uusan saxiixin qandaraaskiisa Liverpool.

( Xigasho: Fabrizio Romano )

Martin Zubimendi wuxu u ciyaari doonaa uun Arsenal, Heshiis dhameystiran ayaa dhex yaala waxkasta way dhan yihiin Kaliya...
09/06/2025

Martin Zubimendi wuxu u ciyaari doonaa uun Arsenal, Heshiis dhameystiran ayaa dhex yaala waxkasta way dhan yihiin Kaliya waxa dhiman in uu caafimaadka maro oo u saxeexo qandaraaska macquulna maaha in uu koox kale u dhaqaaqo (Fabrizio Romano)

🚨Cubarsi ayaa casharadiisa ku aqrisanayey xerada xulka qaranka Spain intii lagu guda jiray UEFA Nations League, waxaana ...
09/06/2025

🚨Cubarsi ayaa casharadiisa ku aqrisanayey xerada xulka qaranka Spain intii lagu guda jiray UEFA Nations League, waxaana uu maanta u fariistay imtixaanka Iskuulka.💢💢💢💢💢💢

Rasmi” Ait Nouri waa Cityzens"
09/06/2025

Rasmi” Ait Nouri waa Cityzens"

Nuno waa u qalmay sababtoo ah caawa yamal waa aamusiiyey hal gool na waa dhaliyey midna waa caawiyey.In saaxiibadii shar...
08/06/2025

Nuno waa u qalmay sababtoo ah caawa yamal waa aamusiiyey hal gool na waa dhaliyey midna waa caawiyey.

In saaxiibadii sharfaan wuu mudnaa.

Cristiano ayaa noqday ciyaartoygii ugu da’da weynaa ee dhaliya Final qaramo dheelayaan. 40 years & 123 Days old. Age jus...
08/06/2025

Cristiano ayaa noqday ciyaartoygii ugu da’da weynaa ee dhaliya Final qaramo dheelayaan.

40 years & 123 Days old.

Age just a number 🫡

Xulka Qaranka Portugal ayaa ku guuleystay tartanka Uefa nations league kadib markii ay rikoorayaal kaga roonaadeen Spain...
08/06/2025

Xulka Qaranka Portugal ayaa ku guuleystay tartanka Uefa nations league kadib markii ay rikoorayaal kaga roonaadeen Spain cciyaar heer sare ah oo labada qaran si weyn isugu dheeli tirnaayeen.

Waa maaliyadda cusub ee ay ku ciyaari doonto Kooxda Manchester United ee saddexaad (third kit) kal ciyaareedka cusub ee ...
08/06/2025

Waa maaliyadda cusub ee ay ku ciyaari doonto Kooxda Manchester United ee saddexaad (third kit) kal ciyaareedka cusub ee 2025/26.⚫️🩶

Tababare Thomas Tuchel ayaa guuleystay dhammaan saddexdii kulan ee uu Macallin u ahaa xulka qaranka England, iyadoo xita...
08/06/2025

Tababare Thomas Tuchel ayaa guuleystay dhammaan saddexdii kulan ee uu Macallin u ahaa xulka qaranka England, iyadoo xitaa aan wax gool ah laga dhalin.! 🤝

England 2-0 Albania
England 3-0 Latvia
Andorra 0-1 England

Macallin Madax tumin Tuchel waa mucjiso caadi ah.

🚨Kooxda kubadda cagta Santos ayaa ku dhawaaqday in Neymar laga helay cudurka Coronavirus ICI.Neymar ayaa markii tijaabo ...
08/06/2025

🚨Kooxda kubadda cagta Santos ayaa ku dhawaaqday in Neymar laga helay cudurka Coronavirus ICI.

Neymar ayaa markii tijaabo laga qaaday laga helay COVID-19! 😷

Weeraryahanka reer Brazil ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo Khamiistii kaddib markii lagu arkay calaamado ka mid ah kuwa Coronavirus. 🇧🇷

Address

Hargeisa

Telephone

+2524696347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabkada kubada cagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabkada kubada cagta:

Share