Garyaqaan Kayse Koosaar

Garyaqaan Kayse Koosaar Akhyaarta sharafta badan waxaan si xushmad iyo qadarin leh idinka codsanayaa inaad ku xidhnaataan pa

23/03/2025

Madaxweyne Cirro ayaa h**e inoogu sheegay inuu mayor Mooge ♥️ yahay mayorkii ugu waxqabadka badnaa, isagoo gacmaha iyo lugahaba la hayay.............

Hunguri xumo ayaa jirta oo rag baa raba in sanadkan hadhay xoolaha Umadda boobaan, mashaariica soo hoobtayna musuqmaasuq...
23/03/2025

Hunguri xumo ayaa jirta oo rag baa raba in sanadkan hadhay xoolaha Umadda boobaan, mashaariica soo hoobtayna musuqmaasuqaan...........

Walley ka tahay, ee qoryo soo qaata.

22/03/2025

Hargeysa iyo xiliyadii adkaa!..

21/03/2025

Calanka Somaliland iyo heesaha qaranka oo caawa lagaga afurey Gabiley...

21/03/2025

Kugu maalnay mudane mayor Mooge, ee shaydaanku ka naaran!.

21/03/2025

Dawladda Imaradka Carabta waanu uga mahadnaqaynaa deeqda Raashinka ah ee ay soo gaadhsiisay qaar ka mid ah qoysaska ku dhaqan sagaalka Degmo ee Hargaysa......

Sanad cusub waan la habsaamee.
05/01/2025

Sanad cusub waan la habsaamee.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garyaqaan Kayse Koosaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share