Mustafe. indho

Mustafe. indho warar sugan oo dhex dhexaad ah

Rasmi: Jamhuuriyada Somaliland ayaa dhawaan helaysa Aqoonsigii ay raadinaysay muddo gaadhaysa dhawr iyo soddon sanno, Da...
13/07/2024

Rasmi: Jamhuuriyada Somaliland ayaa dhawaan helaysa Aqoonsigii ay raadinaysay muddo gaadhaysa dhawr iyo soddon sanno, Dawlada Itoobiya oo noqonaysa Dawlada ugu horaysa ee ictiraafka Somaliland ku dhawaaqda ayaa ilo war galeen ahi Ii xaqiijiyeen İnay dhawaan ku dhawaaqi doonto islamarkana heshiiska Labbada dal la kala saxeexan doono.

Aqoonsiga Somaliland oo cadaawad badan ay ugu qaaden Dalal ay Soomaliya ka mid tahay aya ilaahi Ii sheegen in Dalalka Imaaradka Carabta , kuwo Afrikan ah iyo kuwo Midowga yurub ka tirsan ay iyaguna si rasmi ah Somaliland u aqoonsan doonan marka dhawaan Dawlada Itoobiya ay shaaciso.

Somaliland ayaa 1960-Kii la midowday Soomaliya iyada oo raadinaysa midowga Shanta Soomaliyeed balse markii uu fashilmay in Shan Soomaliyed midooban waxay madaxbanaanideeda dib ula soo noqotay 18 May 1991-Kii taas oo afti shacabka Somaliland laga qaaday 97% ay ku taageren dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland.

25/06/2024
DEGDEG: Sucuudiga ayaa sheegay in ay arki waayeen bisha sidaas darteed Maalinta Berri ah ay soon tahay.
08/04/2024

DEGDEG: Sucuudiga ayaa sheegay in ay arki waayeen bisha sidaas darteed Maalinta Berri ah ay soon tahay.

17/01/2024

kaalintii weriyayaasha somaliland ayuu dalkani tebayaa
weriyow qaranimada dhex dhexaad lagama noqdo!

Waftiga culus ee ka socda dawlada Ethopia ee Hargeysa soo gaadhay ayaa h**e ka galay kulamadoodii qorsheysnaa ee madaxda...
17/01/2024

Waftiga culus ee ka socda dawlada Ethopia ee Hargeysa soo gaadhay ayaa h**e ka galay kulamadoodii qorsheysnaa ee madaxda Dalka la lahaayeen , manajiro wax wara oo ka soo baxay ilaa hadda labada dawladood waana suuro gal in waftiga ay ku soo biiraan xubno kale oo miisaan ku leh dawlada Ethopia saacadaha soo socda .

Xukuumada Somaliland ayaa ka gaabsatay in la baahiyo muuqaalka waftigan oo ilaa saaka laga dareensanaa caasimadda Hargeysa hab maamuuska xukuumaddu ku qaabileysay.

faysal fifa

De-Deg: Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Itoobiya Ayaa Dalka  Jsl Haatan Soo Gaadhay
17/01/2024

De-Deg: Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Itoobiya Ayaa Dalka Jsl Haatan Soo Gaadhay

De-Deg: Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Itoobiya Ayaa Dalka  Jsl Haatan Soo Gaadhay Sida Ay HCTV U Xaqiijiyeen Masu...
17/01/2024

De-Deg: Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Itoobiya Ayaa Dalka Jsl Haatan Soo Gaadhay Sida Ay HCTV U Xaqiijiyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Dawlada Somaliland.

Wixii Warar Ah Ee Ka soo Kordha Halkan Isha Ku Hay.

somaliland guulsadex wiik iyo maalmohadaan soor cuni waayosafrad la iigama yaaboosarina mayso naftaydeewalo weyntii kala...
02/01/2024

somaliland guul

sadex wiik iyo maalmo
hadaan soor cuni waayo
safrad la iigama yaaboo
sarina mayso naftaydee
walo weyntii kala guurnee
sareyow manusqaamow
aan siduu yahay eegnee
kaana siib kana saar

Xukuumadda Somaliland ayaa caawa si rasmi ah u shaacisay in dhawaan ay qaadi doonto hawl-galo amni “ “Xukuumadda Jamhuur...
13/09/2023

Xukuumadda Somaliland ayaa caawa si rasmi ah u shaacisay in dhawaan ay qaadi doonto hawl-galo amni “

“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa tallaabooyin Dawladdimo oo lagu xaqiijinayo amniga shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle, kuwaasoo ay ku soo duuleen kooxaha Argagixisada ah, huwanta iyo Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, waxayna Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland soo afjaraysaa duulaanka lagu soo qaaday Xuduudeheeda iyo shacabkeeda”

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland.

Hubka Casriga ah Ee Jamuuriyadda Barakaysan Ee Somaliland Ay Dekeda Berbera Kala Soo DegtayCabsi Cabsi Garaad Ilaa Garoo...
02/09/2023

Hubka Casriga ah Ee Jamuuriyadda Barakaysan Ee Somaliland Ay Dekeda Berbera Kala Soo Degtay

Cabsi Cabsi Garaad Ilaa Garoowe

21/03/2023

Maxaabiistii somaliland dagaalka ay ku qabatay ooo hada hadlay.

Jaakad dhaxanta laga xidhanayo oo qiimaheedu yahay $410Oo hargeysa lagu iibinayo
16/12/2022

Jaakad dhaxanta laga xidhanayo oo qiimaheedu yahay $410
Oo hargeysa lagu iibinayo

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe. indho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe. indho:

Share