Khadar Libiya

Khadar Libiya FADLAN NAGU SO BIR OO HALKA NO TAABO 🫵🏻

04/04/2026

Dacawalay 👀👀

31/01/2026

Hambalyo gaashan

27/01/2026

Hargaisa

Raysalwaraha Israel ayaa sheegay in Somaliland tahay dal Muslim ah dumuqraadi ah oo ay ku nool yihiin 6 Milyan oo Muslim...
31/12/2025

Raysalwaraha Israel ayaa sheegay in Somaliland tahay dal Muslim ah dumuqraadi ah oo ay ku nool yihiin 6 Milyan oo Muslimiin ah in ka badan doonaya inuu qayb ka noqdo Abraham Accords.

Raysalwaraha oo Waraysi siiyay Warbaahinta dalka Maraykanka oo uu ku sugan yahay ayaa Sidoo kale sheegay inay Somaliland mudan tahay in la tageero, wuxuuna xusay Doorashooyinki Somaliland ka dhacay, Isagoo barbar dhigay Soomaliya oo uu tilmamay in aanay Doorashooyin ayna ka dhicin Kooxaha AS dhulkoda ay haystaan.

Ugu danbayn Saxafiyada Waraysanaysay oo ka tirsanayd Telefishanka News Max ayaa tidhi Somaliland waan tegi doona Madaxweyne Cirro-na waan la kulmi doona.

Tan iyo intii Somaliland dib loo aqoonsaday indhaha caalamka ayaa ku soo jeedsaday iyagoo xiisaynaya inay wax ka ogaadan Dalkan dib loo aqoonsaday.

Dirane TV

Weriye Luqmaan Maxamed Faarax

02/07/2025

Halayga hadhaay hargaisa caday

22/06/2025

22-ka June waxaa si rasmi ah loo aqoonsaday Maalinta Geela Adduunka (World Camel Day). Maalintan waxaa la sameeyay si loo xuso doorka muhiimka ah ee geelu ku leeyahay nolosha malaayiin qof 🐪

21/06/2025

Hargaisa

22/01/2025

Address

Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+252634297006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Libiya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share