Hassan khadar

Hassan khadar Hassan khadar | Health Specialist & Senior Lecturer � Welcome to Mahad Films! Your ultimate destination for captivating entertainment in Somali!

We bring you the best of dubbed films, TV series, and thrilling stories that keep you hooked. Experience unforgettable entertainment crafted with passion and cultural relevance. Our Mission
To entertain, educate, and inspire our audience by delivering top-quality, Somali-dubbed movies and TV shows that reflect cultural values and storytelling excellence. What We Offer
� Dubbed TV Series & Films: E

njoy your favorite movies and shows in Somali.
� Exciting Storylines: Dive into intriguing narratives filled with suspense, romance, and action.
� Daily Releases: Stay entertained with fresh content every day! Connect With Us
� Website: www.mahuraanacademy.com
� Email: [email protected]
� Facebook: facebook.com/Mahad.films
� Instagram: instagram.com/mahadfilms2024
� YouTube: youtube.com/.official-2024

Join the Mahad Films Community Today! Stay tuned for exciting updates, behind-the-scenes content, and much more. Like, follow, and share our page to keep the entertainment going! ���

09/02/2026

Marka Wixii uu Lascanod ka waday Hassan Sh Mohamoud ma prank ayay ahaayeen.
Marka uu sidan leeyahay

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ismahaan Sheeq Aaden, Hanan Cabdii, Nimco Wadad Yare, Far...
28/01/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ismahaan Sheeq Aaden, Hanan Cabdii, Nimco Wadad Yare, Farxiyo Rage, Ãmìñæ Ībřæhįm, Deeqo Kobayare, Muno Mustafe Salax, Sowday Deman Luul, Fardoussa Adan Adan, Nimco Degen, Ifrah Farah Ifka, Ibou Jaksan de Muro, Ana Asija Tony Loncar, Fadima Degan, Sowdo Mooto, Samiiro Abdi Bintu Howd, Geelow Cabdulaahi, Bisharo Muxudin Bisharo Muxudin, Farxiyo Cabdi Wali, Riyan Ina Maxamad, Simran Qali, الشام وردة, Luul Dhicisow, Qadro Qaali, Daryel Jacayl, Abshir Foley Abshir, Cawil Burcaawi, Abshir Sagal Dirye, Sinba Axmad, Ayeeyo Caana, Mohamed Moussa, Bakar Suufi, Shamsi Salaad, Xussen Ibrahim, Sahro Ahmed Mohamett, Faadumo Maxamuud, Shariif Amoow, Malyuun Abdi Omar, Habon Salah, Umu Cabdiraxman, Maryan Cali Maxamed, Somali Nugaal, ام رندا, Ibrahim Thamer, Abdi Dahir Abdi, Raxo Ahmed Macoow, Raxmo Cabdullahi, Luqmaan Husein, Umo Umeyma, Sagal Cabdalla Mohamed

18/01/2026

🔥 Dadka Reer Jabuuti—Waqtigu Wuu Dhammaaday 🔥

Kelitalisnimo cimri dheer ma leh. Waxay ku nooshahay cabsi, waxayna ku dhammaataa ceeb. Taariikhda—mid h**e iyo mid hadda—waxay mar walba tuurtaa kuwa kursiga u malaynaya carshiga Ilaahay.

Dadka Jabuuti ma aha dad la aamusiin karo. Waa dad badda ka dhashay, dabaysha la hadla, oo aan la jabin. Hal cod baa la isku dayaa in la aamusiyo—laakiin marka codadku midoobaan, darbiyadu way dillaacaan.

Ha rumaysan been la qurxiyey. Ha qaadan aamusnaan la kugu iibinayo “xasilooni.” Xasilooni aan caddaalad lahayn waa xabsi si qurux badan loo rinjiyeeyey. Xorriyaddu ma timaaddo oggolaansho—waa la qaataa, sharaf iyo adkaysi.

Maanta waa su’aal:
Ma rabtaa mustaqbal carruurtaada leh? Mise xusuus la xado?
Ma rabtaa cod la ixtiraamo? Mise aamusan oo la isticmaalo?

Dunidu way is beddeshay. Indhuhu way furmeen. Qalbiguna wuu gadooday. Halgan nabadeed, midnimo adag, iyo run aan la qarin—kuwaas ayaa ka adkaanaya kelitalis kasta.

Ha la kala jabin. Ha la kala iibsado. Ha la isugu dirin.
Midnimo waa bir. Rajo waa dab. Run waa hub.
@ [122106384830453928:49210:]

18/01/2026

Dhaaxuu jiifna u diiday
Dadka joogna u diidee
Ha xorowdo Jabuuti.

Dhaaxuu jeedalinaayay
Marna laydh ka jaraayay
Marna juuqda u diidee
Ha xorowdo Jabuuti.

Iyagoon jabin xeerka
Dhaaxuu jeel ku guraayay
Badh jariimad ku laayey
Ku jiqsiina ku haystee
Ha xorowdo Jabuuti.

Jiingad bayla dhexdeeda
Maato baahi la jiifta
Waa jaxiima adduune
Ninka juuca ku laayay
Isna tuumbo jaqaaye
Jihaadkiisu bannaane
Ha xorowdo Jabuuti.

Dhaaxuunbaa laga jeeday
Isna been ku hor joogee
Hadda wuu jabayaaye
Ha xorowdo Jabuuti.

Shacabkaa jalka waayay
Ee jidiin ku cadaaday
Ee waxooda ka jeelay
Ee nin jeebka ku qaatay
Janno way u danbeyne
Ha xorowdo Kabuuti.

Jariimoiyin qarsooniyo
Jeero geesigu sheego
Wax kastoo jiro haatan
Cid u joojini maayoo
Wuu ku jiifi rabaaye
Goe jaaw dhaha maantoo
Ha xorowdo jabbuuti.

Kaligii jire maaha
Dalku jees qudha maaha
Dadku jaariyad maahee
Ha xorowdo Jabuuti.
Siddiiq Burmad

Happy follow-versary to my awesome followers. Thanks for all your support! Naft Iyo Nolosha, Axmed Maxamed Nuur, Fardows...
01/01/2026

Happy follow-versary to my awesome followers. Thanks for all your support! Naft Iyo Nolosha, Axmed Maxamed Nuur, Fardowso Maxamuud, Sacdiyo Xuseen, Hamdi Hesan, Uma Xubi

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Farhan Abdi, Ibnu Aaden Ahmed, Aweys Chanis, Shamis Cisma...
27/12/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Farhan Abdi, Ibnu Aaden Ahmed, Aweys Chanis, Shamis Cisman, Abu Rayan Al Firin, Mustafe Ali Yusuf, صفية الشيخ مختار, Maymun Cabdicasiis Mohamoud, Nayram Gadid, Uma Asmaa, Asma Bintu Suuldaan, Asma Dagan Daadax, Rashed Mahamad Mahamad, Ayaan Xusen Hanolato, Mucalim Shacir Cali, Khadra Maxamed, Quen Nasriish Pbe, Maxamed Shuuriye, Farta Admiga Dhuub Dhuub, Ahmed Osman Baar, Suleqo Cbdulhi, Ifrah Jeyte, Daahir Cabdibare, Khalif Elmi, Fathia Hawa, Îslam Hãÿätï Kûlüh, Faadumo Axmed Cabdule, Arwaax Nuux Cabdule, Nuura Iftin, Shukri Xasan, Khadra Hussein, Leila Ina Abdurahman, Haweeyo Yusuf Shirre, Liiban Jabaye, Maxamed Xeyle, Zahra Bint Abdihamid, Kiina Cumar, Xaaji Xaaji Carab, Hodan Abdi Farah, Ina Ibrahim, Yusuuf Cabdulaahi Jamac, Barwaaqo Ibraahim, Samira Sheekh Abdulahi, Hibaaq Kamo, Aisha Mohamed, Salfa Xasan Xaaji, Farxiyo Cali Maxamuud, Cabdulahi Ibraahim, Mustaf Bashiir Cilmi, Mcln Bakar Ali

26/12/2025
Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Farxiyo Cali Shire, Nimca Dagan, Seynab ...
26/12/2025

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Farxiyo Cali Shire, Nimca Dagan, Seynab Warsame, NE MA, Mahir Ali, Maymun Cabdicasiis Mohamoud, Faadumo Jaamc Faadumo Jaamc, Nimco Dagan Maxamed, Intisam Dh**e, Maamo Fatimiina, Ardo Maxamed, Xamdi Shaawey, Xamdi Xilkas, Xawo Ali, Ayaan Axmed, Falis Cumar Cabsiye, Deeqo Mohamed, Cabdi Gurey Xusen Warsame, Mohamed Musse Hassan, Axmad Laki, Nuura Iftin, عبد الله عثمان, Boqorada Jecelka, Jiijo Nuurani Sheyba, Ismaaciil Xasan, Farxiyo Maxamed, Leila Ina Abdurahman, Daahir Cabdibare, Samira Sheekh Abdulahi, Fadumo Ali, Maxamad Bashiir, Farhiyo Olow, Elsa Ahmed, Naft Iyo Nolosha, Arwaax Nuux Cabdule, Ruxanta Jiicboor, Ayaan Salaad, Sihaam Macalin, Nasra Ali, Nuurto Cali Farax, Amino Da Ud, Shugri Daahir, Quween Hani Omar, Siyaad Xaasaan Caabdii, Hassan Da'ud Gelley, Fatuush Cusmaan, Nayram Gadid, Asma Bintu Suuldaan, Sam Sam, Siraad Dhoore Ismaan

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Fawsiya Ahmed, Biilan Biilan, Fatima Abdi, Mohamed Axmed ...
17/12/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Fawsiya Ahmed, Biilan Biilan, Fatima Abdi, Mohamed Axmed Cabdi Wahaab, Maryan Haji, Wardo Xusayn Xassan, Åmìtå Låzimå Jadha, Haliimo Hassan Barqadle, Ummu Mascuud, Nasra Saalin, Asha Bintu Omarr, Muniira Sead Ahmed, Bishaaro Jaamac Cabdi, Haji Abdirahman, Qadiya Abdulqadir Xusen, Sheikh Ibrahim, Cabdulahi Cumar, Dahabo Gadiid, Cabdilaahi Abuukar Hassan, Mohamed Musse Hassan, Farxiya Mohamud, Su'aad Abdulahi Othman, Adem Mohamed, Nimco Lasta Dheeman, Habi Dhwrsan Ina Bucul, Maryan Yaxyemayoow, Luul Muuse, Hibaaq Xasan, Rahmo, Maxamed Yaxye Xasan, Deeqo Mohamed, Sahro Siman, Ladan Abdullahi Guuled, Anfac Hassan, Deeqo Deeqo Axmad Salad, Sacdiya Siciid, Ladan Qali Ladab, Nasro Xasan, Cabdirasiid Xayle Cabdile, Najmo Cudoon Codoon, Keyf Haji Abdi Maxamuud, Cismaan Cali, Fardowsa Mahbub, Ibraahim Laylo, Ayaan Wacan, Yaasimin Cumar Gooraas, Ifrah Jano, Cabdi Yare Jubalam, Deeqo Salaad, Mandeeq Maxamed

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Umu Samraa, Shukri Shacni, FAdumo Cusmaa...
16/12/2025

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! 🎉 Umu Samraa, Shukri Shacni, FAdumo Cusmaan, Nafteeda Ku Kalsoonahay, Axmed Cali, Sheikh Ibrahim, Nasro Maxamed, Cimaran Maxamed, Amiin Pama Zachi, Safiyo Ibraahim Calasow

15/12/2025

Dengue fever waa cudur fayras ah oo uu keeno Dengue virus, waxaana gudbiya kaneecada Aedes aegypti (iyo Aedes albopictus).
Waxana ficaan inagu sharaxaya
Dr Yahye Hassan Abdi

Address

Ahmed Dhagah
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan khadar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share