Badhaadhe Somaliland Economics News

Badhaadhe Somaliland Economics News independent journalist analyzes Somaliland economic growth, system and research economics opportunities

analyzing factor endowment of Somaliland, trade activies of the nation, researching the opportunities in economics for somaliland

12/12/2024

Xilwareejintii Madaxwaynaha Somaliland

alla haw naxariistee aqoonyahan Maxamed Aabdilahi riiraash wuxuu ahaa aqoonyahan abwaan iyo qoraa ku xeeldheer afka iyo ...
01/12/2024

alla haw naxariistee aqoonyahan Maxamed Aabdilahi riiraash wuxuu ahaa aqoonyahan abwaan iyo qoraa ku xeeldheer afka iyo suugaanta somaliland wuxuu ka mid ahaa macaliniintii kuliyadii waxbarashaad lafoolle wuxuu ka mid ahaa foolaadkii bilaabay silsiladii caanbaxday ee Siinlay waxa kale oo uu ahaa qoraa wayn oo qalin maala waxaa uu ahaa barmaamij soosaare sare oo RTD labadii barmaamij ee caan baxay 1990kii ee iyo Tixmaal alla hawnaxariistee wuxuu nolol la wadaagay maamo maryan oo dagan gabilay waxaa alle ugu deeqay 5 caruura 3 wiil iyo laba gabdhood alla haw naxariisto umada soomaaliyeed qoyskii iyo qaranka somaliland ba alla samir ito iimaan haka siiyo aamiin

Address

Sh. Madar
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badhaadhe Somaliland Economics News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Badhaadhe Somaliland Economics News:

Share