TUUR DIIN TV

10/09/2025

Ahmed Hiis

24/08/2025
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland.
24/08/2025

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland.

Guddoomiyaha guddi hoosaadka arrimaha dibadda ee Afrika ee Senatka Mareykanka.
18/08/2025

Guddoomiyaha guddi hoosaadka arrimaha dibadda ee Afrika ee Senatka Mareykanka.

18/08/2025

Welcome home TUUR diin tv

10/08/2025

ASC galab wanaagsan friends ✋

Madaxweyne Cirro oo Shacabka Hada La HadlayAnniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wa...
09/08/2025

Madaxweyne Cirro oo Shacabka Hada La Hadlay

Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen in la hakiyo go’aankii dhawaan lagu kordhiyey qiimaha adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka taleefannada gacanta, go’aankan oo ay shirkaduhu h**e ugu dhawaaqeen.

Qiimaha adeegyadu waxa ay ahaan doonaan sidii h**e, ilaa amar dambe, iyada oo Xukuumaddu si degdeg ah wada-hadallo arrintan la xidhiidha ula yeelan doonto shirkadaha bixiya adeegyada internet-ka iyo ku-hadalka ee Jamhuuriyadda Somaliland. Cabdiraxmaan Cirro@

09/08/2025

waagu miyaanu baryaynba waxaynu sugnaba waa waaga intaa ka hadhay TUUR DIIN TV

Shirkaduhu sida oo kale waxa ay qaali gareeyeen ku hadalka mobile ka
08/08/2025

Shirkaduhu sida oo kale waxa ay qaali gareeyeen ku hadalka mobile ka

07/08/2025

TUUR DIIN TV @

12 tuulo oo hoos yimaadda  magaalada Buldhana ee dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa in ay ka dillaacday bidaar saf m...
24/02/2025

12 tuulo oo hoos yimaadda magaalada Buldhana ee dalka Hindiya ayaa lagu soo warramayaa in ay ka dillaacday bidaar saf mara oo timaha ka daadinaysa qaar ka mida dadkii halkaas ku dhaqnaa kuwaas oo dumar iyo caruurtu xataa ku jiraan.

In ka badan 200 qof ayaa la soo werinayaa in ay bidaar yeesheen maalmo gudohood iyada oo tiradu weli sii kordhayso.

Dadka ayaa la kulmaya xaalad argagaxa oo mar keliya timuhu ka daadanayaan taas io abuurtay walaac aad u badan.

Dawladda Hindiya oo khuburo caafimaad u dirtay goobahan ay bidaartu ka dillaacday ayaa xaqiijisay in aanu jirin caalamad ilaa hadda muujinaysa in uu dadka ku dhacay xanuun faafaya oo dadka timaha ka daadiyey.

Waxana ilaa hadda socota dedaallada lagu ogaanayo waxa sababay tima daadshada xawliga deegaannadaas ugu fidayso.

Doorkani wàa doorki hablaha Ragu Hays kayara cibaadaystaan Hambalyo musharax
13/02/2025

Doorkani wàa doorki hablaha Ragu Hays kayara cibaadaystaan
Hambalyo musharax

Address

Hargeisa

Telephone

+252637044398

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TUUR DIIN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TUUR DIIN TV:

Share