10/08/2026
Today, we kicked off a series of events aimed at engaging with our clients, valued customers, shareholders, and key stakeholders.
We started with our Diaspora Shareholders, creating an opportunity to connect, listen, and better understand their needs and expectations.
At Wadaag Bank, we are committed to providing services that respond to the needs of our customers, including our Daljir Account and other tailored financial solutions designed to make banking more accessible and convenient for our diaspora community.
This is just the beginning. We look forward to more meaningful engagements and building stronger relationships with our customers and stakeholders.
Wadaag Bank — Banking for Everyone.
⸻
Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay munaasabado iyo kulamo taxane ah oo aan ugu talagalnay macaamiisha Wadaag Bank, saamileyda, iyo daneeyayaasha kale ee muhiimka ah.
Waxa aanu ku bilownay Saamileyda Qurba-joogta, taas oo fursad wanaagsan noo siisay inaanu si dhaw uwada sheekaysano, dhageysanno, isla markaana si wanaagsan u fahanno baahiyahooda iyo waxa ay naga filayaan.
Wadaag Bank waxaa naga go’an inaan bixino adeegyo maaliyadeed oo ka jawaabaya baahiyaha macaamiisha bagiga, oo ay ka mid yihiin Daljir Account iyo adeegyo kale oo loogu talagalay in bangigu u noqdo mid si fudud loo heli karo, gaar ahaan Qurba-joogta.
Insha Allahu Tani waxay noqon doonta bilowgii. Waxaan rajaynaynaa kulamo iyo wada-shaqayn badan oo midho dhala, si aan u dhisno xidhiidho xooggan oo waara oo aan la yeelanno daneeyayaasheena.
Wadaag Bank — Bangi u Adeega Qof Kasta.