Horn Daily

Horn Daily Ku soo biir “Horn Daily”
Wararka ugu dambeeya iyo dhacdooyinka ka socda waddamada Geeska Afrika oo dhan, si toos ah adiga kuugu imaanaya!

  Sida lagu daabacay bogga X ee Waaxda la dagaalanka Argagixisada u qaabilsan Kenya, Boqolaal kamid ah ciidamada xoogga ...
11/12/2024

Sida lagu daabacay bogga X ee Waaxda la dagaalanka Argagixisada u qaabilsan Kenya, Boqolaal kamid ah ciidamada xoogga dalka SNA ayaa isku dhiibay ciidanka Kenya, kuwaas oo ka gudbay deegaanka Ishakani oo ah deegaan xaduud u dhaxaysa labada dal ee Soomaaliya & Kenya.

Ciidamada ayaa kamid ahaa Boqolaal ay DFS u daabushay Raaskambooni todobaadyadii u dambeeyey, Madaxweyne Xassan Sheekhna uu 2 habeen kahor u sheegay wakiilada caalamiga ah in uu ku qabsanayo Kismaayo, oo aan wada hadal ka furneyn.

Eedaysane Haashim Dhaqane Muxumed ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixiyey kiiska loo haysto ee ah inuu ka dambee...
24/11/2024

Eedaysane Haashim Dhaqane Muxumed ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixiyey kiiska loo haysto ee ah inuu ka dambeeyey dilka afar haween ah oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Waxa uu qirtay in loo soo adeegsadey dilka marxuumiinta kala ah Warris Daa’uud, Nusayba Cabdi, iyo Aamina Cabdi, haseyeeshee ay kiiska la ogayd Marxuumad Deeqa Cabdinuur oo uu iyada si gaar ah u diley.

Laamaha dembi baarista dalka Kenya ayaa weli kujira kiiska Haashim oo ahaa midkii ugu argagaxa badnaa ee ay la kulmaan Soomaalida kunool magaalada Nairobi iyo guud ahaan dalka Kenya.

09/11/2024
Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu eedeeyay in ay qalabka GSP u adeegsatay khalkhalinta maraakiibta iyo diyaaradaha Kuuriyada K...
09/11/2024

Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu eedeeyay in ay qalabka GSP u adeegsatay khalkhalinta maraakiibta iyo diyaaradaha Kuuriyada Koonfureed.

Milatariga Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ay maraakiibta iyo diyaaradahooda ay soo wejahday khatar amni.

Waaxda dhambi baarista dalka Kenya Directorate of Criminal Investigations - DCI  ayaa sheegtay in Hashim HASHIM DAGANE M...
06/11/2024

Waaxda dhambi baarista dalka Kenya Directorate of Criminal Investigations - DCI ayaa sheegtay in Hashim HASHIM DAGANE MUHUMED larumaysan ahay inuu kadhambeeyey dhilka gabar kale oo maydkerda Laga helay qabuuraha laangaata ee magalada Nairobi gabaadh oo magaceedu ahaa Deeqa cabdi qorane

06/11/2024
Mareykanka oo ka cafiyay Dowladda Soomaaliya in ka badan hal Bilyan oo Doolar
05/11/2024

Mareykanka oo ka cafiyay Dowladda Soomaaliya in ka badan hal Bilyan oo Doolar

Netanyahu oo xilka ka qaadey Wasiirkiisa difaaca Yoav Galant, wuxuuna sheegay in aan la aamini karin Wasiirka Difaaca wa...
05/11/2024

Netanyahu oo xilka ka qaadey Wasiirkiisa difaaca Yoav Galant, wuxuuna sheegay in aan la aamini karin Wasiirka Difaaca waqtiga dagaalka.

Magaalada Lah**e ee Pakistan iskuulada ayaa la xiray kaddib markii hawadu wasakhowdayPakistanQoraalka sawirka, Shaqaalah...
04/11/2024

Magaalada Lah**e ee Pakistan iskuulada ayaa la xiray kaddib markii hawadu wasakhowday
Pakistan

Qoraalka sawirka, Shaqaalaha shirkadaha dawladda hoose ee Pakistan ayaa biyaha ku buufiya waddooyinka si ay u xakameeyaan xaaladda qiiqa
Wasakhowga hawada oo aan h**e loo arag ee ka dhacay magaalada Lah**e ee dalka Pakistan ayaa ku khasbay maamulku inay xiraan dhammaan dugsiyada hoose dhexe muddo toddobaad ah.

"Qiicu aad buu u dhibaa carruurta, waji-xirashaduna waa in Khasab lag dhigaa iskuulada," ayay tiri wasiirka sare ee Punjab Marrium Aurangzeb.
Lah**e, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Pakistan, ayaa shalay oo Axad ahayd kaalinta 1aad ka gashay liiska magaalooyinka ugu wasakheysan dhanka hawada.
Tilmaanta tayada hawada, oo cabbiraysa noocyo kala duwan oo wasakhaysan, ayaa dhaaftay 1,000 Sabtidii, taas oo aad uga sarreysa heerka 300 ee Ururka Caafimaadka Adduunka ee loo arko "khatar", marka loo eego xogta IQAir

DEG-DEG: Wasiiru dowlihii qorsheynta xukuumada Soomaaliya Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa shaqada ka tagay.
03/11/2024

DEG-DEG: Wasiiru dowlihii qorsheynta xukuumada Soomaaliya Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa shaqada ka tagay.

Address

26/Jun/Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Daily posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share