Xidig Media

Xidig Media Warar Sugan,Warar Xaqiiqo Ah, Goob Kasta Iyo Markasta Maqal Iyo Muuqalo Ayaa iNoo Balana.

CODSI BAAFIN
13/05/2026

CODSI BAAFIN

11/03/2025

Mujaahid Wadne-Qabad Ayaa Ka Hadlay Sandaladda Faca Wayne Ee Habar Awal.

10/03/2025

Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Abdirahman Ayaa Ku Baaqay Shir Guud Oo Ay Iskugu Iman Doonaan Dhamaan Haldoorka Habarawal.

10/03/2025

Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub Ayaa Casuumad U Sameeyey Suldaanka Guud Ee Beelwaynta Ahmed Xasan Iyo Gashaan Buur Oo Caawa Hargaisa Ka Dhacday.

25/12/2024

Deg Deg Liyuu booliskii ayaa hada weerarku soo qaaday magalada Bali-gubadle.

25/12/2024

Tiradii ugu badnayd ee maxaabiis ah ayaa laga qabtay ciidanka liyuu booliska ee xasuuqa ka Gaysteen deegaanka Dacawalay.

Waxa lay xaqiijiyey in maxaabiista Liyuu Booliska uu ku jiro taliyihii degmada Yoocaale oo isagu hogaaminayey ciidankii xasuuqa ka gaystay Dacawalay.

30/09/2024

Gurigaaga ku beero .

Plant it in your home

Yaa diidan horumarinta mashaariicda dalka ?

Dr-axmed-selefi.

Plant it in your home.Mudane risal-wasaare xamse cabdi bare waxaan kaa codsanayaa shirka golaha wasiirada xukuumada soom...
22/08/2024

Plant it in your home.

Mudane risal-wasaare xamse cabdi bare waxaan kaa codsanayaa shirka golaha wasiirada xukuumada soomaliya maanta oo khamiis ah ha ahaado mid ku saabsan arimaha falashada beeraha dalka, waan ogahay inaad ku cibaadaysan doonto insha allah mahadsanid
Wabilahi tawfiiq.

Mr. Prime minister Hamse abdi barre, I am requesting the meeting of the cabinet of ministers of the somali government today on Thursday to be about the issues of the country's agriculture, I know you will worship it, thank u
Wabilahi tawfiiq.

Dr- Axmed Zelefi.

PLANT IT IN YOUR HOME Hadaan soomali ahay madax waynahaygu waa madax waynaha ugu saxiixa badan dunida. Wuxuu wax u saxii...
17/08/2024

PLANT IT IN YOUR HOME

Hadaan soomali ahay madax waynahaygu waa madax waynaha ugu saxiixa badan dunida. Wuxuu wax u saxiixaa shirkado, dawlado, shakhsiyaad, ururo, UNITED Nations iwm. Kuwaasoo dano gaar ah ka wadda leh dalkayga, balse waxaanan marna arag hal heshiis oo lagu horumarinaayo saraca beeraha oo uu saxiixay wabilahi tawfiiq.

If i am somali, our president is the president with the most signatures in the world.
He signs for companies, governments, individuals, organisations, the United Nations etc.who have common interests in my country, but I have never seen in single agreement to develop Agricultural activities signed by him
Wabilahi tawfiiq.

Dr axmed selefi

War Dag Dag :  Waxaa Natiijo la'aan kusoo dhammaaday kulankii Somaliya iyo Itoobiya la isugu keeni lahaa.Wafdiga dawlada...
01/07/2024

War Dag Dag : Waxaa Natiijo la'aan kusoo dhammaaday kulankii Somaliya iyo Itoobiya la isugu keeni lahaa.

Wafdiga dawlada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ayaa diiday in aysan gorgortan ka galaynin arrinta badda ee hashiiska Somalilan & Itoobiya

Turkiga ayaa kulankaan oo fashilmay soo qaban qaabiyay. September ayaa lagu balamay

Address

Idaacada
Hargeisa
0252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidig Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category