Abdirashiid Magaalo

Abdirashiid Magaalo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirashiid Magaalo, Erigavo.

16/03/2025

Hirshabeelle waa goobta geerida Khawaarijta, waxaa la joogaa maalmihii dhamaadkooda.

Dawladda Marakaynka ayaa doonaysa marka ay Somaliland aqoonsato in ay u bixiso magaca "Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee ...
15/03/2025

Dawladda Marakaynka ayaa doonaysa marka ay Somaliland aqoonsato in ay u bixiso magaca "Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Somaliland".
Sida ay sheegayaan Warbaahinta reer galbeedku waxa aqoonsiga Somaliland u diyaara in ka badan 34 waddan oo sugaya in dawladda Maraykanku ugu h**eyso ku dhawaaqista Aqoonsi buuxa oo Somaliland dunida ka hesho.

Madaxweyne Trump ayaa la filayaa inuu qalinka ku duugo aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland marka ay miro dhalaan wadahadal...
15/03/2025

Madaxweyne Trump ayaa la filayaa inuu qalinka ku duugo aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland marka ay miro dhalaan wadahadalada socda oo diirada lagu saarayo saldhig ciidan oo laga siiyo dekeda Berbera.

Waa fursadii ugu weynayd ee ay hesho Somaliland oo mudo sodon sano ka badan baadi goobaysay ictiraaf caalami ah oo ay ka hesho dunida inteeda kale.

🇭🇺🤝🇺🇸

15/03/2025

Gobolka Texas, Musiiba ku habsatay 127 shil ayaa ka dhacay meel 20 mayl koonfur kaga beegan Amarillo.

Waftiga Madaxweyne kuxigeenka JSL oo Ceerigaabo Goordhaw ku Qaranayndoona Dufcadii 5aad ee Ciidamada ee G36.Ciidamada G-...
14/03/2025

Waftiga Madaxweyne kuxigeenka JSL oo Ceerigaabo Goordhaw ku Qaranayndoona Dufcadii 5aad ee Ciidamada ee G36.

Ciidamada G-36 ayaa h**e qaar kamid ah dawladu ula wareegtay kuwaasi oo noqday dufcadii labaad ee laqarameeyo.

Ciidamadan ayaa ku hubaysan Gadiid Dagaal iyo Saanad kale oo Meleteri kuwaasi oo si rasmi ah Maanta ugu biiri doona Ciidamada Qaranka.

12/03/2025

Huwanti Daarood waxay kaga Dhabeeyen Dumarki udhaxay iyo Caruurtay dhaleen inay uu Hanjaban oo Jidh dil ugaystan Calanka dameerka waxan uwata inan naftayda kubadbadiyo 👇

11/03/2025

𝐈𝐥𝐚𝐚.𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐠𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐩 𝐦𝐚𝐧𝐚 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐝𝐢𝐧 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐞 𝐇𝐮𝐰𝐚𝐧𝐞𝐘

11/03/2025

Mj Xaqiiqada ugu kaalay Inay Dab dhuuseen ayuu ku cadeeyay huwanti 🤣🦁

11/03/2025

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 ❣️

Ninkan oo ka mid ahaa Argagixisadii gubtay Magaalada Buqdharkayn Caawa Caasimada Dalka ayuu joogaa, waa Basaas ay soo di...
11/03/2025

Ninkan oo ka mid ahaa Argagixisadii gubtay Magaalada Buqdharkayn Caawa Caasimada Dalka ayuu joogaa, waa Basaas ay soo dirsadeen Kooxaha Nabadiidka Bariga Sool.

-Hala Share-gareeyo Ciidanka Booliska JSL hala gaadhsiiyo.

Dhammaanteen wada sir-doon baan nahay wlhi baan Qof Maalin Qarankan far u taagay naga baxasaneyn.

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
Tuesday 07:30 - 12:00
Wednesday 07:30 - 12:00
Thursday 07:30 - 12:00
Friday 07:30 - 12:00
Saturday 07:30 - 12:00
Sunday 07:30 - 12:00

Telephone

+251986666707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashiid Magaalo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share