FADHI WAYN news

FADHI WAYN news fadhi wayn networke wariye somali ah waxad ka helaysa wararkii u danbeeyay dal dibad

20/01/2025
16/01/2025

MUDANE MADAXWAYNE C/RAXMAAN MAXAMED C/LAAHI

DRGDEG. Saxafi shaafici shaaciye oo xabsiga loo taxaabay laguna xidhay magalada hargaisa iyadoo aan wali faldanbiyeedka ...
16/01/2025

DRGDEG. Saxafi shaafici shaaciye oo xabsiga loo taxaabay laguna xidhay magalada hargaisa iyadoo aan wali faldanbiyeedka loo haysto aan saxafada lala wadaagin sida wararku nagu soo gaadhayaan

14/01/2025

Magafayaasha caafimadka dakhaatiirta somaliland ee bahaloobay ayaa xildhibanku dhaliilo u soo jeediyay

14/01/2025

Boqor buur madaw muxuu ka yidhi jabhada

13/01/2025
Maxa kaso kordhay dabka iyo dabaylaha Los Angeles ee Maraykanka ? Digniinaha calanka cas, oo muujinaya dabaylo daran, ay...
13/01/2025

Maxa kaso kordhay dabka iyo dabaylaha Los Angeles ee Maraykanka ?

Digniinaha calanka cas, oo muujinaya dabaylo daran, ayaa mar kale laga soo saaray magaalada Los Angeles ee gobolka California ee dalka Maraykanka.
Dabaylaha xawaaradoodu gaadhay 88-112km saacadii ayaa la filayaa inta u dhaxaysa Isniinta iyo Arbacada. Dabaylaha ayaa la filayaa in ay sare u kacaan salaasada.
Dabaylaha ugu xooggan ayaa la filayaa in laga dareemo degmada Ventura, dhanka galbeed ee magaalada LA.

13/01/2025

Dabkii mucjisadaha ahaa maxaa u danbeeyay

13/01/2025

Caaqilka jaanbiir

War Deg Deg ah: 8 milyan oo qof ayaa khatar ku jira ka dib dhawaqa Dabaysha Santa Ana oo hada lagu dhawaaqay inay xawaar...
13/01/2025

War Deg Deg ah: 8 milyan oo qof ayaa khatar ku jira ka dib dhawaqa Dabaysha Santa Ana oo hada lagu dhawaaqay inay xawaaraheeduhu gaadhayo 70 mayl ama 110km halkii saac.

Maraykankii Waxa Ka Socoda Waa Masiibo Weyn …

Sida aan social media ku arkay soomaali badan ayaa soo qorayay meeshaan quraanka kariimka ah ayaa lagu baran jirey ilaah...
13/01/2025

Sida aan social media ku arkay soomaali badan ayaa soo qorayay meeshaan quraanka kariimka ah ayaa lagu baran jirey ilaah baana ka badbaadiyay dabkii Los Angeles ee allahu akbar soo qora..

Haddaba waa been gurigan shaqsi baa iska lahaa Ilaahay ayaana badbaadiyay.

Ilaahay wuu ka sareeya in been loogu camiro.

Address

Nasrudiin_gabush@hotmail. Com
Hargeisa
24434CAWO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FADHI WAYN news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share