
22/01/2025
Ma doonaysaa inaad noqoto macallin xirfad sare leh oo gaadha heer wanaagsan?
Ma ku shaqeysaa waxbarista ubadka?
Ma doonaysaa inaad hesho kooras ay bixiyaan khubaro sare oo ku takhasusay tacliinta iyo tarbiyada?
Haddii jawaabtaadu ay HAA tahay, ka faa’iidayso koorsadan xirfadeed ee ku saabsan Tababarka Macallimiinta.
الدبلوم المهني للتميز في التدريس
Professional Diploma for Excellence in Teaching
(Online)
🏅 Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in kor loogu qaado laguna xoojiyo aqoonta & khibradda macallimiinta, laguna siiyo awood ay ku gaaraan heer sare oo waxbaris ah.
Tababareyaasha:
Dr. Daahir Cali Jaamac - Ph.D. in Education
Dr. Shaafici C/casiis X. Dhafe - Ph.D. in Education
Dr. Jaamac Cabdi Falaash - Ph.D. Candidate in Education
Dr. Khalif Abdulle Muxummed - Ph.D. Candidate in Education
Mawduucyada Dibloomka:
- Qorshaynta iyo Diyaarinta Casharrada
- Istaraatiijiyadaha Waxbarashada Wax ku oolka ah
- Maareynta Fasalka
- Imtixaanada Qiimeynta Waxbarashada
- Ciyaaraha Waxbarashada
- Farsamada La Macaamilka Ardayda
Barnaamijkan wuxuu ku habboon yahay:
1-Macallimiinta wax ka dhiga Dugsiyada Hoose, Dhexe, iyo Sare
2-Macallimiinta Qur’aanka Kariimka
3- Macallimiinta Macaahida Barashada Shareecada
Faahfaahinta Tababarka:
📆 Mudada Dibloomka: 4 bilood (Febraayo – Juun 2025)
⏰ Saacadaha Dibloomka: 40 saacadood
Maalmaha Casharka: Bishii 4 habeen (Toddobaadkii hal habeen)
🕗 Waqtiga: 8:00 pm – 10:00 pm
Faa’iidooyinka Tababarka:
• Waxaa bixinaya koox khubaro ah oo aqoon sare u leh cilmiga waxbarashada.
• Dhammaan casharrada waa la duubi doonaa, si ka qaybgalayaashu ay mar walba dib ugu dhageysan karaan waqti kasta oo ku habboon.
• Waxaa la bixin doonaa shahaado xirfadeed rasmi ah marka la dhammeeyo barnaamijka.
🎉Qiimaha Gaarka ah ee 10-sano Guurada Xarunta Al-Khebra:
Iyadoo loo dabaaldegayo guulaha 10-sano ee Xarunta Al-Khebra, Diplom-kan xirfadeed waxaa lagu bixinayaa qiimo jaban oo ah $20 kaliya!
Iska Diiwaangeli Hadda!
👉 Link-iga Diiwaangelinta: https://forms.gle/5GsDAWvgZsYGJ4fK9
📞 Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
Tel: +252613481059
WhatsApp: 0615571309 / 0636494309
kuna soo biir Guruubyada Xarunta Alkhebra
telegram:
https://t.me/+cETeqOTrqMwyYTA0
Wathasapp: https://chat.whatsapp.com/GjH7qTtqYG8LE0WtIWmBUP.