ClickBaro

ClickBaro Welcome ClickBaro

πŸŽ“ Koorsada Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka – Online & Af-Soomaali! πŸ’»Ma taqaan sida loo isticmaalo Microsoft Office, Email,...
21/12/2025

πŸŽ“ Koorsada Aasaasiga ah ee Kombiyuutarka – Online & Af-Soomaali! πŸ’»
Ma taqaan sida loo isticmaalo Microsoft Office, Email, Internet, iyo qalabka kale ee digital-ka? Hadda waa fursadaada!

πŸš€ Ku baro kombiyuutarka adigoo online ah, Af-Soomaali ah, iyo qiime jaban!

πŸ“š Waxaad baran doontaa:
βœ… Microsoft Word, Excel, PowerPoint
βœ… Email isticmaalka
βœ… Internet & raadinta xogaha
βœ… Xirfado muhiim ah oo casri ah

πŸ’° Qiimaha: $10
πŸ“† Muddada: 1 bil (1 month)
πŸ“ Goobta: Online (waxaad baran kartaa meel kasta oo aad joogto)
πŸ•“ Waqti: Kuu gaar ah!

πŸ‘‡ Guji link-ga si aad isu diiwaangeliso
wa.me//+252638998300

➑️ Maanta bilow! Mustaqbalkaaga ha sugina!

25/10/2025

Ma jeclaan lahyd inad Barto Computer

🎯 Ma taqaan sida kombiyuutarka loo isticmaalo?Haddii jawaabtaadu tahay maya ama wax yar, ha welwelin – ClickBaro ayaa ku...
19/04/2025

🎯 Ma taqaan sida kombiyuutarka loo isticmaalo?
Haddii jawaabtaadu tahay maya ama wax yar, ha welwelin – ClickBaro ayaa kuu diyaar ah!

Waxaan ku baraynaa:
πŸ’» Aasaaska kombiyuutarka (Basic of Computer)
πŸ“ Word – qorista qoraallo rasmi ah
πŸ“Š Excel – xisaabinta iyo jadwal sameynta
πŸ“½οΈ PowerPoint – bandhigyo (presentations) xirfad leh
🎨 Publisher – buug-yareyaal iyo design fudud
πŸ“¬ Email – sida loo abuuro, loo isticmaalo, loona ilaaliyo
🌐 Internet – sida loo baadho, loo isticmaalo si badbaado leh
πŸ“ Outlook – maamulka jadwalka iyo fariimaha email

Wax walba waxaan ku baraynaa af-Soomaali, si fudud oo aad si degan u fahmi karto!

πŸ‘¨β€πŸ’» Ma rabtaa inaad noqoto qof kombiyuutarka si xirfad leh u isticmaala?
πŸŽ“ Nagu soo biir maanta oo bilow safarka aqoonta!

πŸ“© Wixii faahfaahin ah ama isdiiwaangelin,

Whatsapp Naga so xidhiidh

wa.me//+252638998300

πŸ“š Maxaad Ka Baran Kartaa ClickBaro? πŸ’»Koorsada ClickBaro waa tababar dhameystiran oo ku saabsan Basic of Computer. Waxaan...
17/04/2025

πŸ“š Maxaad Ka Baran Kartaa ClickBaro? πŸ’»
Koorsada ClickBaro waa tababar dhameystiran oo ku saabsan Basic of Computer. Waxaan si sahlan oo af-Soomaali ah kuugu baraynaa xirfado muhiim ah oo noloshaada shaqo iyo waxbarasho kaa caawin doona.

Waxaad ka baran doontaa:

βœ… Microsoft Word – Qorista dokumentiyo, waraaqo rasmi ah, iyo CV.
βœ… Microsoft Excel – Xisaabinta, samaynta jadwal, iyo falanqeyn xog.
βœ… Microsoft PowerPoint – Samaynta bandhigyo (presentations) qurux badan.
βœ… Microsoft Publisher – Samaynta boorar, buug-yareyaal (brochures), iyo designs.
βœ… Microsoft Outlook – Maamulka email-ka iyo jadwalkaaga shaqo.
βœ… Email isticmaalka guud – Sida loo abuuro email, loo diro, iyo amniga email-ka.
βœ… Internet Basics – Sida loo isticmaalo internet-ka si xirfad leh oo ammaan ah.
βœ… Computer Basics – Sida kombiyuutarka u shaqeeyo, qeybihiisa iyo sida loo isticmaalo si sahlan.

πŸ’‘ Koorsadeennu waa mid loogu talagalay bilowga (beginner level), mana u baahna waayo-aragnimo h**e.

πŸŽ“ Ku bilow safarkaaga aqooneed maanta!
πŸ“© Nala soo xiriir si aad u isdiiwaangeliso ama faahfaahin dheeraad ah u hesho.

wa.me//+252658712991



wa.me//+252658712991

Ma taqaan barnaamijyada aasaasiga ah ee kombiyuutarka?Hadda waxaad fursad u haysataa inaad online kaga barato Microsoft ...
16/04/2025

Ma taqaan barnaamijyada aasaasiga ah ee kombiyuutarka?

Hadda waxaad fursad u haysataa inaad online kaga barato Microsoft Word, Excel, PowerPoint iyo xirfado kale oo muhiim u ah shaqada iyo ganacsiga.
Waxaa kuu diyaarsan duruus fudud oo af-Soomaali ku baxaya!
Ku baro gurigaaga adigoo isticmaalaya ClickBaro!

Isku qor hadda – fursad dahabi ah!

Nala soo xidhiidh Whatsapp : 657812991

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ClickBaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share