Abdihakin Haji Laws

Abdihakin Haji Laws Barnamij so saare - Wariye - Daaci

mamulaha school ka omer binu kadab branch birkot mudane Rashiid mohamed Ali
12/07/2026

mamulaha school ka omer binu kadab branch birkot

mudane Rashiid mohamed Ali

waxaa ka qabsoontay dagmada birqod xaflada xidhitaanka sanad dugsiyeedka school ka omer binu kadab dhamaan ardayda khayr...
12/07/2026

waxaa ka qabsoontay dagmada birqod xaflada xidhitaanka sanad dugsiyeedka school ka omer binu kadab dhamaan ardayda khayr baan urajaynay naa

bahda abdihakin haji lawswaxay soo dhawaynaysaa dhigeeda bahda casar media oo ay muumaalan dhalinyar soomaaliyeed waxaa ...
05/02/2026

bahda abdihakin haji laws
waxay soo dhawaynaysaa dhigeeda bahda casar media oo ay muumaalan dhalinyar soomaaliyeed waxaa lagu soo gudbin doonaa pageka wax umada anfaca
casar media codka shacabka
dhamaan bahda nagu xiran waxaan ka codsanynaa inay follow dhahaan page kan cusub oo aad kaheli doontaan xogo la isku halayn karo

page ku hoos buu yaalaa saxipayal

25/01/2026

Gaadiidkan baa gubtay, waxyaabihii uu ka koobnaa way wada gubteen, kaliya waxa aan guban oo soo hadhay magala ' Allah.'A...
19/01/2026

Gaadiidkan baa gubtay, waxyaabihii uu ka koobnaa way wada gubteen, kaliya waxa aan guban oo soo hadhay magala ' Allah.'
Allahu akbar.

19/01/2026
Talo: Ha dayacin salaada Duxaa.Maxaa gaar ka dhigaya salaada Duxaa?Ilaahay wuxuu siyaa raalli ahaansho qof kasta oo tuka...
13/01/2026

Talo: Ha dayacin salaada Duxaa.
Maxaa gaar ka dhigaya salaada Duxaa?
Ilaahay wuxuu siyaa raalli ahaansho qof kasta oo tukada, mana jiro wax ka dambeeya raalli ahaanshaha Ilaahay marka laga reebo Jannada.
Waa salaada kuwa toobad keena (Al-Awwaabiin), kuwaas oo mar walba Ilaahay u laabta.
Waa salaada mucjisooyinka; ducada lagu ducysta waa la aqbalaa,

asc waxaan rabaa inaan iftiimiyo 1 qodob oo ah magaalada faca wayn ee birqod 100%90 dadka jooga hadaad iswaraysataan wax...
01/01/2026

asc waxaan rabaa inaan iftiimiyo 1 qodob oo ah magaalada faca wayn ee birqod 100%90 dadka jooga hadaad iswaraysataan waxay ku odhanayaan tani magaalo ma aha waa magaalo inta ka maqan ay isleedahay allaw hakugu celin inta joogtana yaa meel uun kuu kaxeeya fikir ka noocaas waaka birqod halka ay joogto dhigay waxbarasho ahaan diin iyo maadiba ganacsi ahaan dadnimo ahaan lkn badalkeeda waxaa fiican inuu qof walba mas uuliyad iska saaro sideen anigu magaalada wax ugu soo kordhiyaa ugu yaraan aan bulshada uga sifeeyaa fikirka noocaas ah

hadaad arrinkan ila aragtay comment ga iskeen oo bal noo sheeg hal iyo labo

waxaa baahiyay qoraalkan mulkiilaha page kan Abdihakim Ansari

❤️

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252636374618

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakin Haji Laws posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share