24/07/2026
Magacyada Raga Somalidii H**e ee Asliga ahaa:-
B
* Baafow, Baajeex, Baalkayax, Baandey, Baane, Baar, Baarjeex, Baarleex, Baar-leex, Baaruud, Baashi, Baasaweyne, Babar, Bacalwaan, Badde, Badraan, Bahe, Bahdoon, Bakad, Bakar, Balisay, Ballayax, Baraxow, Baris, Barkhad, Barkhadle, Barre, Bariise, Bashiir, Basra, Batawe, Bawkax, Bedel, Beegsi, Beelwade, Beydaan, Beyle, Bicir, Biixi, Bile, Biindhe, Biloow, Birmad, Birey, Bocor, Bohol, Boogaar, Booker, Bookh, Bootaan, Boqore, Bosaaso, Botaan, Bube, Bucurde, Budul, Buubaal, Buud, Buule, Bullaale, Buraale, Burhaan, Busuri, Buur, Buus, Buux, Buuxaani, Bulxan, Baxnaan, Baxsane
T
* Taacuud, Taajir, Taakooy, Tahliil, Tarabi, Tareey, Tawakal, Tigaale, Tiifoow, Timir, Tkal, Toosane, Tooxow, Tuke, Tumaal, Tallan, Tige
J
* Jaaqle, Jaale, Jaamac, Jaafi, Jalaqow, Janaalle, Janogalle, Jayte, Jiciir, Jidhif, Jirde, Jucufe, Jugle, Joofle, Joqodhi, Jikaar, Jiir, Jidle, Jannaale, Jiilaal, Jeele, Jimcaale
X
*, Xaaxi, Xaashin, Xabeeb, Xabiib, Xalane, Xanan, Xanoosh, Xarbi, Xareed, Xariir, Xayir, Xayle, Xaynoosh, Xiddig, Xiiray, Xirsi, Xoday, Xoosh, Xuruur, Xuuke, Xaad, Xaamud, Xaduur, Xerriye, Xaashi, xeyle, Xaange, Xandulle, Xiis, Xukun, Xuuki,Xujaale
D
* Daacad, Dage, Dalal, Dalmar, Daryaan, Deeq, Deyr, Digil, Digle, Diigi, Diiriye, Diiriye, Diixood, Dirir, Doodi, Dool, Doolaal, Dowdar, Ducaale, Dubad, Dhaaweed, Dubbad, Dudub, Duhur, Diirane, Dixood, Diirshe, Deeroow, Duraan, Deeymare,,,
R
* Raabi, Raage, Rayaale, Ribaax, Rigaax, Riiraash, Rooble
S
* Saafi, Saakin, Saahid, Saakow, Sade, Sahal, Salaad, Samaale, Samatar, Samatalis, Samodoon, Samoroob, Samawade, Samokaab, Samow, Saransoor, Saraxdiid, Sarhaye, Saruur, Saxawle, Seed, Seeraar, Siyaad, Soofe, Subagle, Sugaal, Sugulle, Suge, Sulub, Suudi, Sabban, Samire, Sange, Sigad, Sikiiye, Suubane, Soomane, Seylac, Salwe
SH
* Shabeel, Shaakir, Shidane, Shiiraar, Shire, Shirwac, Shiyale, Shuruble, Shirdoon, Sharmaarke, Shube, Shaaciye, Shariif, Shiino, Shooble, Shuuriye, Shiiraae, Shaarub
DH
* Dhaashane, Dhaqane, Dhahar, Dhaley, Dhalo, Dharaar, Dheeg, Dheere, Dhimbil, Dhinbiil, Dhiif, Dhuux, Dhuuxood, Dhuxul, Dhaaweed, Dhabbar, Dhurde, , Dhuuboow, Dhalad, Dhiid, Dhuubow, Dhuulle, Dhalad, Dhiid, Dhuubow,Dhugad,
C
* Caaqane, Caamir, Caato, Cabbow, Cabdi, Cadceed, Cadhays, Cadow, Cadaani, Cagaar, Cagaweyne, Calas, Calasow, Cambalaashe, Canbar, Canshuur, Cartan, Caateeye, Cawaale, Cawad, Cawil, Caydiid, Caynaan, Ceynaanshe, Caynab, Caynsane, Ceegaag, Ceelaabe, Cige, Cigaal, Cigale, Cigalle, Ciiltire, Ciise, Cidey, Cilmi-oge, Cirdey, Cirro, Codaad, Cofdheere, Col-haye, Colhaye, Col-ujoog, Colaad, Coldoon, Coofiye, Coomir, Coofle, Cosoble, Culumow, Culey, Culay, Caduur, Cukuse, Culusow, Caynte, Ciirey, Cayilwaa, Ceeleeye, Cawke, Cawl, Cawleed, Caws, Celi, Ciye, Cokiye, Cudin, Caafi, Cabsiiye, Caddaawe, Caroog, Carraale, Casoowe
G
* Gaabuush, Gaacshe, Gaaciye, Gaafane, Gaarane, Gaarhaye, Gaash, Gaaxnuug, Gaaxowguuliye, Gabayr, Gaboose, Gabdoon, Gacan, Gaceyte, Gadiid, Gacal, Galayax, Gallad, Gamadiid, Gamiye, Garaad, Garaani, Gari, Garxajis, Gaydhe, Geedi, Geeldoon, Geele, Geesaale, Geelle, Geri, Geydh, Giirre, Godane, Good, Goodax, Gorod, Gudaale, Gudhane, Guhaad, Guuleed, Guure, Guudle, Guutaale, Guydi, Guxaan, Gaariye, Gaambiye, Goodaad, Goofadhe, Gurgure, Garre, Gariire, Gidir, Garasle, Gabbad, Gaboobe, Gadiidshe, Galab, Gurxan, caseeyr, Gaacshe, Gaaciye, Gaacir
F
* Faafane, Faahiye, Faandhe, Faandhiye, Faarax, Fadal, Fadheen, Fahmi, Fakad, Fanaxle, Farxaan, Feetin, Fiidow, Fiqi, Food, Fagadhe, Faacuul, Foosi, Food/foodeey/Food cade,Farobadane,Farocade
Q
* Qaayib, Qaaje, Qablax, Qalatar, Qamaan, Qanyare, Qaoofal, Qawdhan, Qayaad, Qoorleex, Qoorsheel, Qorane, Qorax, Qaryaan, Quulle, Qumane, Qaloocow, Qaalib
K
* Kaafi, Kaarad, Kaariye, Kaarshe, Kaash, Kadab, Kadiye, Kahiin, Kaligii, Karoone, Karuur, Kaydsane, Kaynaan, Keenadiid, Keyse, Kidaar, Kilwe, Koombe, Kooshin, Kulan, Kuliyad, Kulmiye, Kuluc, Kuusow, Kablalax, Kibaar, Kuulow, Kaliil, kooshine
L
* Laqan, Ladane, Liibaan, Ladiye, Looge, Looyaan,Loodoon
M
* Maalin, Maanbile, Maax, Magan, Maaweel, Mataan, Maygaag, Maydhane, Medker, Migil, Mire, Mooge, Mowliid, Muriid, Muudey, Magaadle, Muude, Madaale, Mattaan, Miicaad, Miigane, Meegaag, madoobe
N
* Naaleeye, Nadiif, Nageeye, Nasteex, Nimcaale, Nuunow, Nuur, Nuure
W
* Waabari, Waadhawr, Wacays, Wacdi, Warfaa, Waranle, Warsame, Waber, Wayrax, Weheliye, Weerar, Weheliye, Weyd, Weyrax, Wager, Warable, Wacdaan, Wardiiq, Warwaaq, Wardheere, Yoome, Waaliye, Waceeys, waaberi,War-mooge
H
* Haamaan, Hager, Hakiye, Hanad, Harbaashe, Hareeri, Haybe, Hayye, Harbuud,Hiil, Hiirad, Higil, Hilowle, Hiraabe, Hiraad, Hiraale, Hire, Hoori, Horyaal, Hugur, Hufane, Huruuse, Hurre, Huryo, Madoobe, Hirad, Harti, Hute, Hiraab, Hadhiwaa, Habbane, Hilin, Hayaan
Y
* Yaasiin, Yabaal, Yalaxow, Yoolac, Yowle, Yeber, Yebare, Yixir, Yabaal, Yabarow, Yoome
MAGACYADA SHAQALADA AH (A, E, I, O, U)
* A
* Aar, Aare, Are,Aareeye, Aarbek, Abaargaal, Abgaal, Abroone, Abti-Doon, Aftood, Aidaan, Amare, Anfac, Araweelo, Ashkir, Awaare, Awees, Ayaanle, Unuun, Abraar, Arbe, Aarayte, Abaar, Abtidoon, Afgaab, Arnaauud, Afrax, Careeys, Abadar, Aamin, Abshir, Absame, Awsame allaale
* E
* Ergay,
* I
* Igare, Iidle, Ishaar, Irbad,Iidan
* O
* Odowaa, Oomaar, Oogle
* U
* Ugaadh, Ugaas,Uurdoox, Uneex, Ubaxle, Urur
Fadlan xarfaha aan soo qornay wixii aanu ka tagnay maaha ogaan waa ilowshiyo aqoon la,aan ee waad nala wadaagi kartaaa laga yaabaa in ay Deegano gaar ah u badan yihiin ee isku day adna inaad deegaanka aad joogto magacyada Asliga ah ee Raga Soomaalidii H**e aad nala wadaagto .