Al Huda Media

Al Huda Media alhuda studio is for promotion design and videography

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaad...
22/09/2025

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaaday Ee Dugsiga Sare Al-Jamaal Secondry

Sawiro : Machadka Raaid ayaa booqasho ku tagay Jaamacadda weyn ee Al-Huda, halkaas oo ay barnaamij muxaadaro ah ku qatee...
11/09/2025

Sawiro : Machadka Raaid ayaa booqasho ku tagay Jaamacadda weyn ee Al-Huda, halkaas oo ay barnaamij muxaadaro ah ku qateen gudaha maktabadda jaamacadda.

28/08/2025

Kalmadii uu ka jeediyay Xafladda Sanadlaha ah ee Dugsiga Al-Jamaal, Maamule Axmed – Maamulaha Dugsiga Hoose/Dhexe ee Al-Jamaal.

28/08/2025

Amaan Hooyo oo ka soo yeedhaya Gabar Yar Cajiib!

27/08/2025

Sheikh Ciise Yousuf (Guddoomiyaha Xafiiska WaxbarashadaHaayadda Alhuda) ayaa maanta ka jeediyay kalmado qiimo leh xafladdii furitaanka sanad-dugsiyeedka cusub ee Dugsiga Al-Jamaal.

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaad...
27/08/2025

SAWIRO:Xafladda sanad-dugsiyeedka 2024/2025 iyo abaalmarinta ardaydii kaalmaha h**e ka galay sanad-dugsiyeedkan dhammaaday Ee Dugsiga Hoose/Dhaxe Al-Jamaal .

SAWIRRO: Xafladda Furitaanka Boodhinka Gumar.Haayadda Al-Huda ayaa si rasmi ah u furtay boodhinka Gumar, xafladdana waxa...
25/08/2025

SAWIRRO: Xafladda Furitaanka Boodhinka Gumar.

Haayadda Al-Huda ayaa si rasmi ah u furtay boodhinka Gumar, xafladdana waxa ka soo qayb galay masuuliyiin, marti sharaf iyo bulshada deegaanka.

📸Sakariye Gudaal

17/08/2025

Maherka Mustafe Sh Abdalla & Hafsa Sh abdinasir– 💍✨💖

17/08/2025

Sheekh Ciise, Guddoomiyaha Xafiiska Waxbarashada Al-Huda, ayaa hambalyo u diray ardayda Somaliland ee maanta lagu dhawaaqay natiijada imtixaanka. Sidoo kale, si gaar ah ayuu ugu hambalyeeyay ardayda Dugsiyada Al-Huda.

Maherka Mustafe Sh Abdalla & Hafsa Sh abdinasir– 💍✨💖
17/08/2025

Maherka Mustafe Sh Abdalla & Hafsa Sh abdinasir– 💍✨💖

Welcome to Al Huda MediaAl Huda Media
04/08/2025

Welcome to Al Huda Media
Al Huda Media

Al Salam Polyclinic oo Daahfuray Barnaamij Khayri ah oo Lagu Samaynayo Qalliimo Bilaash ah oo Carruurta Hydrocephalus-ka...
31/07/2025

Al Salam Polyclinic oo Daahfuray Barnaamij Khayri ah oo Lagu Samaynayo Qalliimo Bilaash ah oo Carruurta Hydrocephalus-ka ah (VP-Shunt) — Iyadoo uu Maalgelinayo Ururka Muslim World League (رابطة العالم الإسلامي)

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Huda Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share