Dunida TV

Dunida TV Wa Page idiin soo bandhigi doona Riwayado,madadalo, Warar Sugan,Waxa dunida dacalidisa kasocda IWM
FOLLOW, LIKE, AND SHARE IT.

27/02/2023

" Madaxwayne inaan guursadaan doonayaa , haddii dalkan......" Muwaadin .

27/02/2023

DEGDEG: Somaliland oo Hub iyo Gadiid ka Qabsatay Puntland oo Dagaal ku Jabisay

27/02/2023

Mid Kamida Qaniimooyinkii Puntland Badhiwayn Ukeentay Ciidanka Somaliland

27/02/2023

Garoowe Baroortaa Is Qabsatay Manta.

Oohiintiinii ka warama Puntlandey
27/02/2023

Oohiintiinii ka warama Puntlandey

27/02/2023

"Dagaalka ay saaka Ciidanka Maamul goboleedka puntland ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka JSL Way ku Jabeen"Af-hayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland.

27/02/2023

Ciidanka qaranka oo faah faahiyay dagaalkii saaka

27/02/2023

Ciidanka Somaliland oo So Bandhigay Maxaabiista ay ka Hayan Puntland iyo kuwii Darajadoodi ka yaacay.

Insha Allah Ilaahay Haydinku guuleeyo Nabaddad isu xilqaanteen Taariikhduna way idin xusi Markay Shaqaaqadasi so dhamaat...
21/02/2023

Insha Allah Ilaahay Haydinku guuleeyo Nabaddad isu xilqaanteen Taariikhduna way idin xusi Markay Shaqaaqadasi so dhamaato, Khaladad way dhaceen dad dhimay hadana inu sii socdaa Midna waxba uguma jiro, waxa dhimanaya wa Dadkeeni

Mw/ Muuse Marnaba ma taageeriin intuu Kursiga fuulay ilaa iyo hadda mana ku racsanayn go'aano badan Oo uu Qaatay Lakin
Qofkii Nabadda Shardiga kuxidhay hadana kursi doonaya isaga Cirka roob ku og Tariikhduna iyadaa isqorta Qofwalboo Damiir lehine Wuu ka dhiidhiyay Go'aanka Guddidasi waddani so saartay Wallahi dorkan Waddani Baa helaya oo dad badan kasbaday on ani ka mid ahay mooyee isma lahayn Go'aan qaran bay kaso hor jeesanayaan se wa inoyo Doorashada.

Salaadiinta is Xilqaantay ee Ubaxday Nabadaynta Gobolka Sool Alle S.W.T Haydinka Jasaa'i siiyo

Fanaaniinta Hadda xiran, kuwa kasoo gudbay xuduudka Mexico, kuwa soo socda Latin America ---Kuwa hadda xiran---1- Guulee...
21/02/2023

Fanaaniinta Hadda xiran, kuwa kasoo gudbay xuduudka Mexico, kuwa soo socda Latin America

---Kuwa hadda xiran---

1- Guuleed Simba
2- Xariir Axmed
3-ismaaciil Danan
4- Abdirisaaq Anshax

----kuwa Jidka kusoo jira ---

1- Qamar suugaani
2- Axmed Zaki
3- Yurub Geenyo
4- Xamda Yar
5- Shadiyo Sharaf
6- Xamdi Bilan,
7- Iidle Yare

---kuwa soo galay mar h**e----

1- Suldaan Seeraar
2- Nimcaan hilaac
3- Sharma boy
4- Malyuun Maanka (hada so gashey)

Hadaba Fanaaniinta Somalidu maxay ugu tahriibeen Maraykanka, wakhtigan la joogo?

Xigasho: Shakir Essa
Xaduudka Mexico iyo USA

MERSK SENTOSA OO KU SOO WAJAHAN DEKEDA BERBERAKhamiis,February 16, 2023Markabka Mersk Sentosa oo uu ka lusho calanka Mar...
17/02/2023

MERSK SENTOSA OO KU SOO WAJAHAN DEKEDA BERBERA

Khamiis,February 16, 2023

Markabka Mersk Sentosa oo uu ka lusho calanka Maraykanka ayaa soo gaadhay biyaha Gulf of Aden.Maersk Sentosa waxa uu ka soo shiraacday magaalada Norfolk ee gobolka Virginia, halkaas oo ay ku taalo taliska Ciidamada Badda ee ugu balaadhan Maraykanka.

February 25, 2023 ayaa magaalada Berbera lagu qaban doonaa tababarka uu hogaaminayo Maraykanka oo lagu magacaabo " Justified Accord".

Tababar military oo Maraykanka uu ka sameeyey shalay magaalada Isiolo ee wadanka Kenya, ayaa dadka qaarkood iska dhaadhiciyeen in Maraykanka uu ka noqday tababarka Berbera ee Justified Accord.

Waa in aad ogaataa in " branch"-kasta oo ka mid ah dawlada Maraykanka ay leedahay bog ay ku shaaciso, hadii isbadal uu ku yimaado hadal ay h**e u tidhi.Ma jirto markaas madal ay

Dhoolatuska Maraykanka uu ka sameeyey Isiolo, Kenya oo iyadana lagu magacaabo " Justified Accord ", ayaa waxa la qorsheeyey 11 bilood ka hor, inta aan la qorshaynin dhoolatuska Maraykanka uu ka samayn doono Berbera February 25, 2023.

Tababarka " Justified Accord " ee lagu qabanayo Berbera, markii uu soo shaacbaxay ayaa waxa ay warwar ku abuurtay cadawga Somaliland, oo siyaabo badan isugu dayay in ay joojiyaan, laakiin ku guuldaraystay in ay joojiyaan.

Dhinaca kale, sadexda qaybood ee ay ka koobantahay dawlada federaalka Maraykanka ayaa waxa ay si kooban shir ugu qaban doonaan Capitol Hill, June 23, 2023.Shirka June 23, waxa si kooban ay madaxdu u faaqidi doonaan mustaqbalka Somaliland.MERSK SENTOSA OO KU SOO WAJAHAN DEKEDA BERBERA

Khamiis,February 16, 2023

Markabka Mersk Sentosa oo uu ka lusho calanka Maraykanka ayaa soo gaadhay biyaha Gulf of Aden.Maersk Sentosa waxa uu ka soo shiraacday magaalada Norfolk ee gobolka Virginia, halkaas oo ay ku taalo taliska Ciidamada Badda ee ugu balaadhan Maraykanka.

February 25, 2023 ayaa magaalada Berbera lagu qaban doonaa tababarka uu hogaaminayo Maraykanka oo lagu magacaabo " Justified Accord".

Tababar military oo Maraykanka uu ka sameeyey shalay magaalada Isiolo ee wadanka Kenya, ayaa dadka qaarkood iska dhaadhiciyeen in Maraykanka uu ka noqday tababarka Berbera ee Justified Accord.

Waa in aad ogaataa in " branch"-kasta oo ka mid ah dawlada Maraykanka ay leedahay bog ay ku shaaciso, hadii isbadal uu ku yimaado hadal ay h**e u tidhi.Ma jirto markaas madal ay

Dhoolatuska Maraykanka uu ka sameeyey Isiolo, Kenya oo iyadana lagu magacaabo " Justified Accord ", ayaa waxa la qorsheeyey 11 bilood ka hor, inta aan la qorshaynin dhoolatuska Maraykanka uu ka samayn doono Berbera February 25, 2023.

Tababarka " Justified Accord " ee lagu qabanayo Berbera, markii uu soo shaacbaxay ayaa waxa ay warwar ku abuurtay cadawga Somaliland, oo siyaabo badan isugu dayay in ay joojiyaan, laakiin ku guuldaraystay in ay joojiyaan.

Dhinaca kale, sadexda qaybood ee ay ka koobantahay dawlada federaalka Maraykanka ayaa waxa ay si kooban shir ugu qaban doonaan Capitol Hill, June 23, 2023.Shirka June 23, waxa si kooban ay madaxdu u faaqidi doonaan mustaqbalka Somaliland.

DHANKAAANA DHAN DHEH!!:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::Ciidamo ka socda Dawladda Federaalka ee Itoob...
16/02/2023

DHANKAAANA DHAN DHEH!!
:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Ciidamo ka socda Dawladda Federaalka ee Itoobiya, ayaa ka bilaabay Magaalada Jigjiga baadhitaan la xidhiidha tuhunno la sheegay in ay dul hoganayaan Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), oo ku saabsan doorka uu ku leeyahay xiisadda ka taagan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo xiisad kale oo ka taagan Itoobiya oo la xidhiidha khilaafka Kiniisadaha iyo Dawladda Itoobiya.

Ma jiro war ka soo baxay Dawladda Federaalka ee Itoobiya oo ku saabsan ciidamadan baadhista ku wada Madaxweyne Cagjar, hase yeeshee warar xogogaal ah ayaa tibaaxay in cabasho laga gudbiyey Ciidamo Liyuu Boolis ah oo ka dagaalamay Laascaanood ay keentay in dawladda dhexe ee Itoobiya qaado tallaabooyin ay ka mid yihiin in Ciidamada Federaalka ah la keeno Xuduudda u dhexaysa Somaliland iyo Itoobiya, halka laga fogeeyey kuwa Liyuu Booliska, iyada oo baadhistan ay qayb ka tahay xogogaal u noqoshada dawladda Federaalka ee faro gelinta lagu eedaynayo in ciidamo Itoobiyaan ahi ka dagaalamayaan Sool.

Dhinaca kale, sida uu ku waramayo Telefishanka Karamara TV, waxa ciidamo federaal ah oo xalay la wareegay Madaxtooyada Deegaanka Soomaalida iyo amniga Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar, iyada oo la beddelay ilaaladii gaarka ahayd ee Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Arrintan ayaa ka dambaysay, sida wararka Telefishanku baahiyey Xiisad siyaasaddeed oo halkaasi ka alloosan
✍️Saleban Saxansaxo

Address

Road Number 1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share