Heemaal tv

Heemaal tv Waxaad ka heli waxkasta oo aan dhibaato lahyn.

G/sare  Ahmed  cilmi khayre ayaa loo magacabay taliska qaybta 31 ciidanka qaranka soomaliland
26/08/2026

G/sare Ahmed cilmi khayre ayaa loo magacabay taliska qaybta 31 ciidanka qaranka soomaliland

26/08/2026

Caawa Hargeysa, qofkii ku dhaafaaba ubax iyo haydyad ayuu sitaa! 🌹

Isbeddel lagu sameeyey taliska Saldhiga Gaaska 1ad ee Geerisa.Taliye Gurey Gabare (Habar Awal) ayaa laga beddelay.Saldhi...
26/08/2026

Isbeddel lagu sameeyey taliska Saldhiga Gaaska 1ad ee Geerisa.

Taliye Gurey Gabare (Habar Awal) ayaa laga beddelay.

Saldhigga Geerisa waxaa taliye cusub loogu soo magacaabay Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal), oo ka soo jeeda beesha Isaaq, Arab.

Taliyaha cusub ayaa adeer u ah, taliyaha guud ee ciidanka qaranka, Gaaxnuug.

26/08/2026

DEGDEG:- Ciidanka Qaranka oo weeraray beesha ciise deeganka Osoli waxaa jira dhaawacyo badan.

26/08/2026

Jabkii Beesha ciise bahabermuuse gaadhsiisey kadib dagaal toosa ayey nagula jirta beeshii isaaq
Baabuur iyo qorya la qaado dad lanaga laayey iyo waliba habarjeco oo wax magacaabeysa
Tolyahow dagaal labo dhica u diyaar garoobo.

25/08/2026

DEG-DEG: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo Shir Xasaasi ah ka Leh Colaadda Galbeedka Somaliland.

Wasiirkii waa isaaq

Taliye ciidanka qaranka isaaq

Taliye boliska isaaq

Taliye Bada isaaq

25/08/2026

Ciidanka madniga Beesha Bm Degmada Lughaya waa save.

Ina muraad ; Waa inoo 4:30 Galabnimo iyo Plazza.Wasiirku waa diyaar ciyaar adag baa maanta dhacaysa 4:30
25/08/2026

Ina muraad ; Waa inoo 4:30 Galabnimo iyo Plazza.

Wasiirku waa diyaar ciyaar adag baa maanta dhacaysa 4:30

25/08/2026

Deg Deg:- Siyaasi Maxamed Muraad Oo Balansaday wasiirka Gaashandhiga Somaliland

Soomaliland ayaa Soo bandhigtay Babur ay ka Soo qabatay ciidanka madniga ADF.Markaa ayay ku shegtay inay ka Soo qabtay l...
25/08/2026

Soomaliland ayaa Soo bandhigtay Babur ay ka Soo qabatay ciidanka madniga ADF.

Markaa ayay ku shegtay inay ka Soo qabtay labada reer Beesha gadabuursi iyo beesha ciise taasi waxay cadaynaysaa inaan reer gaar loo jido

Hadlal Kasi waa been cad.

Beesha gadabuursi meelkasta ayay jogan diifac ha gasho.

Address

Hargeisa Club
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heemaal tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category