Abdirahmaan Nouh

Abdirahmaan Nouh Content creator

18/09/2026

Dhal Abwaan oo si talantaali ah ugu wada luuqaynaya mid kamid ah heesihii fankii dhexe.

Jimce wanaagsan.

14/09/2026

SEERAHA BOORAMAโค๏ธ๐Ÿ’ฏ

05/09/2026

Jannooyinkii Galbeedka Iyo Gobolkii Cagaarnaa ee GEBILEY.โค๏ธ๐Ÿ’ฏ

Muuqaaladii ๐˜ฟ๐™–๐™–๐™™๐™ข๐™–๐™™๐™๐™š๐™š๐™™๐™ waynu dhammaystirnay, hadda waxaanu idiinsoo wadnaa Muuqaalka 1 Maalin iyo Afar gobol, Muuqaalk...
30/08/2026

Muuqaaladii ๐˜ฟ๐™–๐™–๐™™๐™ข๐™–๐™™๐™๐™š๐™š๐™™๐™ waynu dhammaystirnay, hadda waxaanu idiinsoo wadnaa Muuqaalka 1 Maalin iyo Afar gobol, Muuqaalka Waxaad kaga bogan doontaan, wakhtiyo Kala duwan ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ, ๐™ƒ๐™–๐™—๐™š๐™š๐™ฃ, ๐™Ž๐™ช๐™—๐™–๐™ญ, ๐™‚๐™–๐™—๐™–๐™ก ๐™™๐™๐™–๐™˜,!๐™†๐™ช๐™ก๐™š๐™ฎ๐™ก , ๐™Œ๐™–๐™—๐™ค๐™ฌ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™๐™ค๐™ค๐™—, ๐˜ฟ๐™๐™ช๐™ก ๐™Œ๐™ช๐™ง๐™ช๐™ญ ๐™—๐™–๐™™๐™–๐™ฃ, ๐˜ฝ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฟ๐™๐™–๐™˜ ๐™ฌ๐™–๐™–๐™ก๐™ž ๐™–๐™, ๐˜ฝ๐™ช๐™ช๐™ง๐™ค ๐™ญ๐™ž๐™™๐™๐™ž๐™ž๐™™๐™๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™ž๐™ฎ๐™ค Wadooyin Kala Nooc ah.

Coming Soonโ€ฆ ๐™Ž๐™ช๐™œ๐™–๐™–๐™–๐™ฎ.!๐Ÿ˜‚

29/08/2026

Maamule Cali Cabdi Jibriil Oo Warbixin fiican nala wadaagay.

29/08/2026

Muqaalkii u dambeeyey ee Taxanihii Daadmadheedh.

Maxaa Magaaladan magacan loogu bixiyey?!
20/08/2026

Maxaa Magaaladan magacan loogu bixiyey?!

CEEL XUME oo hadda Loo yaqaan Ceel-same waa mid kamida deegaanada G...

Muqaalkan waxaanu idiinkusoo gudbinaynaa Deegaanada Daadmadheedh gaar ahaan Xaaxi, Amadara iyo Degmada HARASHEEKH.Xalqad...
20/08/2026

Muqaalkan waxaanu idiinkusoo gudbinaynaa Deegaanada Daadmadheedh gaar ahaan Xaaxi, Amadara iyo Degmada HARASHEEKH.

Xalqada 3aad ee Taxanaha Daadmadheedh.

Muuqaalkan waa midkii saddexaad ee muuqaalada aanu ka samaynay Daad...

14/08/2026

Kusoo dhowaada Ceel-Same oo h**e loo odhan jiray Ceel-xume, deegaankan waxa ku duugan taariikho h**e marka aad tagto Seeto oo kambalka Ceel-same ah, Sidoo kale waa deegaan dhibaato badan Kala kulmay taliskii Ina Siyaad ee dhulkani ka arrimin jirey.

Episode 2 taxanaha DAADMADHEEDH.

09/08/2026

Meherada Ugu Shaaha Macaan Magaalada Oodweyne..!

Address

26June
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Nouh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share