14/05/2025
Jigjiga -Caasimada Dawllad deegaanka Soomaalida oo aan laba maalin joogey baan muuqaalkan kooban ka reebay. Jigjiga waa Magaalo deggan, Dhismeysa, Hannaan dawlladeed ka muuqdo, Nolosheedu deggantahay. Waxyaabaha ay deegaanada kale ee Soomaalida kaga tegeyso waxa kamida wadooyinka Waasaca ah ee Walkside ka leh, Drainage-ka fiicana loo sameeyey.❤️