23/01/2026
“Soomaaliyi 60-kii laga bilaabo ilaa hadda dulmibay waddaa, waanay is dulmiyaysaa, kuwa midnimada ku qaylinaya ayaana ugu dulmi badan.”
Sh. Mustafe Xaji Ismaaciil Haaruun iyo Khudbada Jimcaha maanta.