29/06/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan shaacinno heshiis rasmi ah oo dhanka Marketing-ka iyo Branding-ka ah oo aan wada galnay Baxnaan Construction & Contracting Co.SUMAD AGENCY ayaa mas'uul ka noqon doonta horumarinta suuq-geynta iyo kobcinta sumcadda shirkadda.