Shaqo Media

Shaqo Media Waa page ka rasmiga ah ee [shaqo media] waxaan bixinaa fursado shaqo abuur iyo talooyin caafimaad.�

Maxay waajib u tahay inad doorato network marketing"Robert kiyosaki🗣 network marketing ku waxu siiyaa faa,idooyin gaara ...
17/06/2025

Maxay waajib u tahay inad doorato network marketing"

Robert kiyosaki🗣 network marketing ku waxu siiyaa faa,idooyin gaara kuwa raba inay nolosha heer sare ka gaadhaan.

Dadka soomaliyeed inta bdan ma naqaano habab kala duwan ee lacagta lagu sameeyo, keliya waxy nqaan in qofka lacag doonayaa uu meel u shaqo tago ama ganacsi furto, intaa waxii ka dambeeya ma naqaano.

Aduunka maanta waxa jira habab fara bdan oo qofku hanti ku samayn karo taasi oo uu qofku noloshiisa ku gaadhsiin karo halka uu doonayo, waxaana ka mida hababkaas (network marketing).

Post yadeena dambe ayaynu wax bdan oo ku saabsan kaga hadli doonaa ee ha moogaanina.💯🙌

Page kana follow gree oo share gree.👍✨️

Shaqo ... !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!inta badan dhalinyarteenu waxaynu raadinaa shaqo taasi oo aynu ku horumarino nafteena iyo ...
10/06/2025

Shaqo ... !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

inta badan dhalinyarteenu waxaynu raadinaa shaqo taasi oo aynu ku horumarino nafteena iyo ta qoyskeenaba, waxay raadintaas u marnaa dhibaatooyin fara badan iyo welwel bdan oo inagu dhaca hdii aynu heli wayno shaqo.

Wadankeena maanta inad shaqo hesho way adag tahay, shuruudo bdana waa laynagu xidhaa, hdii ay tahay damiin iyo qabyaaladba.

Hadaba dhalinyaro waxan idiin soo gudbin doonaa barnaamij shaqo abuur oo aad ku gaadhi karto isku filnaasho dhaqaaale.

Halkan kala soco fursadahaas page kana follow greyso.

Alle dhamaanteenba haynaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo samaynay, dembiyadeenana ha dhaafo. 🤲🕋💗
06/06/2025

Alle dhamaanteenba haynaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo samaynay, dembiyadeenana ha dhaafo. 🤲🕋💗

EID  MUBARAK   DHAMAN UMADA   MUSLIMKA  AH ✨️
06/06/2025

EID MUBARAK DHAMAN UMADA MUSLIMKA AH ✨️

Address

Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share