22/06/2025
Ku Soo Dhawoow Mire Digital Service ๐
Waxaanu nahay shirkad casri ah oo ku takhasustay adeegyada Digital-ka ee lagu horumariyo ganacsigaaga.
Hadafkeenu waa in aanu kuu fududeyno dunida Online-ka iyo suuq-geynta casriga ah.
Waxaan Bixinaa:
๐ Naqshadeynta (Graphic Design)
๐ Suuq-geynta Social Media (Marketing)
๐ Video Editing & Motion Graphics
๐ Talo-bixin iyo Tababaro Digital ah
โ
Haddii aad tahay ganacsi yar ama weyn โ adigaa ayaan kuu joognaa!
La soco adeegyo tayo leh, qiimo macquul ah, iyo xalal casri ah oo kuu gaar ah.