Barnaamijka Hidde Iyo Hal-xidhale

Barnaamijka Hidde Iyo Hal-xidhale KALA SOCO WARARKII UDAMBEYEY EE CAALAMKA

Sida ay ku warrantay Warbaahinta Semafor, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maraykanka ka codsaday in a...
28/03/2025

Sida ay ku warrantay Warbaahinta Semafor, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maraykanka ka codsaday in ay qaataan dekedda Berbera balse aanay aqoonsan Somaliland oo isaga ay hawlan u daba fadhiistaan.

Warqadda oo 16-kii bishan xukuumadda Soomaaliya u diray Washington ayaa lagu sharraxay muhiimadda dekedda Berbera iyo in ay Soomaaliya diyaar u tahay Maraykanka oo qaata isaga oo soo maray Muqdisho.

Warbaahinta Semafor waxa ay sheegtay in Xasan Sheekh uu tan uga dan lee yahay si looga hor tago hadal haynta ku aaddan aqoonsi la siiyo Somaliland xilli dhowaan uu soo baxay war tibaaxaya in Maraykanku aqoonsiga Somaliland ku beddelan doono Dekedda Berbera.

Wasiirka Warfaafinta iyo Safaaradda Somaaliya ee Washington oo Semafor arrinkan wax ka waydiisay ayaan ilaa hadda ka soo jawaaban qorshaha uu Xasan Sheekh ku doonayo in uu ku bixiyo dekedda Berbera si looga hor tago in hawshaasi sabab u noqoto aqoonsi la siiyo Somaliland.

Xigasho Hassan Gallaydh

Roob ayaa ka Da’aya Guriga Alle ee Xaramka, iyadoo Caawa ku beegan tahay 27 Ramadaan oo ah habeenka loogu rajo badan Yah...
26/03/2025

Roob ayaa ka Da’aya Guriga Alle ee Xaramka, iyadoo Caawa ku beegan tahay 27 Ramadaan oo ah habeenka loogu rajo badan Yahay Leylatul Qadri.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barnaamijka Hidde Iyo Hal-xidhale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category