Badajawle Media

Badajawle Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Badajawle Media, Media/News Company, Hargaisa, Hargeisa.

Saw Odayaashii idiinma Cadaanin inayna dubaaladoodo meelna gaadhin, haday wax u hagaagan Inshaar iyo C/risaaq Saxane yaa...
14/08/2025

Saw Odayaashii idiinma Cadaanin inayna dubaaladoodo meelna gaadhin, haday wax u hagaagan Inshaar iyo C/risaaq Saxane yaa iska kaaya Dhalay.

14/08/2025
Ninkii Masaajidka Dhacay oo Musuq Ka Hadlaya! Faahfaahinta SDM hakuu dambaysee bal qaybta baadhista ee Google waxaad ku ...
13/08/2025

Ninkii Masaajidka Dhacay oo Musuq Ka Hadlaya!

Faahfaahinta SDM hakuu dambaysee bal qaybta baadhista ee Google waxaad ku qortaa "Shidaal Express" waad uun tacajabi.

Ninka gurigii ilaahay dhacay ee maxkamad maraykan ahu ku xukuntay xabsi iyo tarxiil, laguna cadeeyay inuu masaakiin soomaaliyeed oo qaxooti u badan ka dhacay in ka badan 3.1 million oo dollar, taasoo 20kun oo kamida uu lahaa masaajid, ku yaala magaalada, San Diego, ee gobolka California, miyaa musuq ka hadli kara. Adeer maanta kadib warkaaga yaan la maqline dhuumo oo dadka wajigaaga ka qari.

Dhanka kale waxaa warbixintan ku xusan in Shidaal Express, dhaqaale loo marin jiray kooxaha xagjirka ah ee argagixisada, waxaana jira shaqsiyaad kiiskan lagu xukumay.

Booqo linkiyada hoose adaa yaabi doonee

SEC.gov | Shidaal Express, Inc. and Mohamud Abdi Ahmed https://share.google/6Ssrk1swB6sic8ZTb

FBI — Owner of Money Transfer Business Charged in a Six-Count Indictment with Wire Fraud https://share.google/4nKKGoc5THwZowqgf

Southern District of California | Three Somali Immigrants Sentenced For Providing Support To Foreign Terrorists | United States Department of Justice https://share.google/FR8wHIyPrtsVhPVft

Sdm
Xidigle Xoog

Basaaskan wuxuu kasoo habsaamay siyaasadii ihaanada iyo cayda gun-dhigeeddu ahaa ee TPLF TPLF waxayna ku naqaanay qofkii...
12/08/2025

Basaaskan wuxuu kasoo habsaamay siyaasadii ihaanada iyo cayda gun-dhigeeddu ahaa ee TPLF

TPLF waxayna ku naqaanay qofkii ay siyaasad iyo aragti isku diidan iney lafo caayaan oo dhuux diriraan, Ahmed waxa aan u sheegayaa cid cay kursi aflagaado looga qaadan kara ma jiro taas hadaad ku fikirayso macalinkaaga guray fidaar oo jaajuusnimada kaaga horeeyey khibrad 30 sano ah u leh jaajuusnimada iyo lafo diririka ee isaga warayso.

Xigasho :- Aidrous Ahmed Ali

“Suldaan Foosi Cali Cabdi, waagii la xidhay markuu 3 sano xidhnaa ayaa dad badan igu yidhaahdeen odayga maad Madaxweyne ...
10/08/2025

“Suldaan Foosi Cali Cabdi, waagii la xidhay markuu 3 sano xidhnaa ayaa dad badan igu yidhaahdeen odayga maad Madaxweyne Cabdi Iley kala hadashaan oo aad tidhaahdaan iska soo daa, dad badan ayaa aniga si gaar ah culeeys iigu saaray inaan abaabulo odayaal arintaa gala

Waxaan waagaa ku idhi si Khayr ku jiro allaa oge maad inaga daysaan arinkan, Markaa iyada aheyd uma faahfaahin Dadkii arintaa ila soo qaaday, Waxayna badankoodu u qaateen inaan leeyahay armaa intuu dibada u soo baxo la dilaa oo xabsigu u dhaamaa, ama armuu eedaa ergada oo lagu sii adkeeyaa

Dadkii ilahadlay qaar kamid ah maanta way nool yihiin oo way ka hadli karaan wixii aanu is nidhi Anigu waxaan intii ii dhoweyd u sheegay in Foosi caqligiisa aan aqaano oo Jeelku u dan yahay, si uu u asturnaado, Maantana markaan maqlay wuxuu ku hadlay waxaan Dadkii waagaa ila hadlay ku idhi sow xabsigu dan uma ahayn Ninkan? Eegana waxaan qabaa in la xidho inay xal ummadda u tahay”.

Sidaa Waxaa Yidhi Gurey Fidaar

14/07/2025
02/07/2025

Ogaden National Liberation Front’s hinges on whether this new leadership views change as a legitimate continuation rather than a betrayal...

Breaking: ONLF 5th Regular Congress removes former chairman Abdirahan Mahdi The 5th Regular Congress of the ONLF is expe...
29/06/2025

Breaking: ONLF 5th Regular Congress removes former chairman Abdirahan Mahdi

The 5th Regular Congress of the ONLF is expected to elect a new leader soon.

Shiwaynihii 5aad ee Xisbiga ONLF oo maanta ka bilaamay Jigjiga
29/06/2025

Shiwaynihii 5aad ee Xisbiga ONLF oo maanta ka bilaamay Jigjiga

Address

Hargaisa
Hargeisa
01

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badajawle Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share