01/12/2025
Somalida ku sugan United States 🇺🇸 waxay si isdaba joog ah ula kulmayaan weeraro lagagala Noqonayo waraaqaha sharci ee ay ku haystaan dalka si ay uga shaqaystaan ama ugu noolaadaan
Go aamadan oo saamayn kuyeelan doona dadka Green Card sugayaasha ah iyo kuwa haystay ama sugayay warqadda TPS Status
Arintan oo loo aanaynayo Dagaalka iyo nacayb ka uu Trump uqabo Ilahan Omer ayaa waxa ay soo baxday kadib weerarkii lagu dilay labada askari ee ilaalada Aqalka Cad
Galbeed Show