Ubad Publishing

Ubad Publishing At Ubad Publishing, we believe that every child deserves access to stories that inspire, educate, and empower.

We are based in the heart of Hargeisa, Somaliland, we are proud to be one of East Africa’s leading publishers of children's literature.

Waa buug laba luuqadoodle ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan sh...
30/09/2025

Waa buug laba luuqadoodle ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii carruurta. Waxa ay sheeko kasta wadataa hal sawir oo akhristaha ka caawinaya in uu fahmo nuxurka sheekada.

Buugan waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press, IQRA BOOKS, Hema Books iyo Sahanbooks.

Waa buug laba luqadoodlayaal ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan...
20/09/2025

Waa buug laba luqadoodlayaal ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii carruurta. Waxa ay sheeko kasta wadataa hal sawir oo akhristaha ka caawinaya in uu fahmo nuxurka sheekada.

Buugan waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press, IQRA BOOKS, Sahanbooks Iyo Hema Books.

Buuggani waxa uu ka kooban yahay 15 weedhood oo carrabjalqin ah. Kuwaasi oo ah kuwa soojireenka ah ee ay Soomaalidu wali...
13/09/2025

Buuggani waxa uu ka kooban yahay 15 weedhood oo carrabjalqin ah. Kuwaasi oo ah kuwa soojireenka ah ee ay Soomaalidu waligeedba bari jireen carruurta, si carrabku ugu tooso oo ay hadalka si habboon u bartaan. Carrabjalqin kastaa waxa ay wadataa hal sawir oo akhristaha ka caawinaya in uu fahmo nuxurka iyo farriinta ay soo gudbinayso

Buugan waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press, IQRA BOOKS, Sahanbooks Iyo Hemo Books.

Waa buug laba luqadoodle ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan she...
06/09/2025

Waa buug laba luqadoodle ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii caanka ahaa ee Arraweelo. Waxa ay sheeko kasta wadataa hal sawir oo akhristaha ka caawinaya in uu fahmo nuxurka sheeka.

Buugan waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press, IQRA BOOKS iyo Sahanbooks.

Buugani waxa uu ka koobanyahay shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii caanka ahaa ee Cigaal Shiidaal. Iyaga oo ku qoran ...
23/08/2025

Buugani waxa uu ka koobanyahay shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii caanka ahaa ee Cigaal Shiidaal. Iyaga oo ku qoran Afsoomaali iyo Afingiriisiba.

Buugan waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press iyo IQRA BOOKS. Dhawaan waxa aad sidoo kale ka iibsan kartaa Hema Books iyo Sahanbooks.

Maalinta Buugaagta carruurta iyo Gabiley National Library.
20/08/2025

Maalinta Buugaagta carruurta iyo Gabiley National Library.

Buugan laba luqadoodlaha ahi wuxuu anfacayaa ubadka da'da yaryar, waxaanu fursad u siinayaa in ay bartaan afkooda hooyo ...
20/08/2025

Buugan laba luqadoodlaha ahi wuxuu anfacayaa ubadka da'da yaryar, waxaanu fursad u siinayaa in ay bartaan afkooda hooyo iyo afaf kaleba.

Buugaagta waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press iyo IQRA BOOKS. Dhawaan waxa aad sidoo kale ka iibsan kartaa Hema Books iyo Sahanbooks.

Waa buug laba luqadoodlayaal ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan...
18/08/2025

Waa buug laba luqadoodlayaal ah oo isla sheeko kasta uu akhristuhu ku akhrisan karo Afsoomaali iyo Afingiriisi. Waa shan sheeko oo ka mid ah sheekooyinkii carruurta. Waxa ay sheeko kasta wadataa hal sawir oo akhristaha ka caawinaya in uu fahmo nuxurka sheekada. Ujeeddada aan buugagtan u qornay waa ururinta iyo kaydinta suugaanteenna, iyo waliba sidii carruurta Soomaaliyeed dalka iyo dibaddaba ku nool heli lahaayeen fursad ay ku akhrisan karaan sheekooyinka murtida badan ee soo jireenka ah. Waxa kale oo iyaguna ka faa’iidaysan kara bulshooyinka kale ee xiisaynaya suugaanta
Soomaalida.

Buugaagta waxa aad ka heli kartaa dukaamada iibiya buugaagta sida, Hiil Press iyo IQRA BOOKS. Dhawaan waxa aad sidoo kale ka iibsan kartaa Hema Books iyo Sahanbooks.

03/08/2025

Buugaagta carruurta oo tayo sare leh.

Maalintii shanaad iyo bandhiga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa.
30/07/2025

Maalintii shanaad iyo bandhiga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa.

29/07/2025

Maalintii afraad iyo bandhiga buugaagta ee Hargeysa.

Maalintii saddexaad ee Hargeysa International Book Fair. Na soo mar oo kaalay iibso buugaagta carruurta.
28/07/2025

Maalintii saddexaad ee Hargeysa International Book Fair. Na soo mar oo kaalay iibso buugaagta carruurta.

Address

Hargeisa Theatre And Commercial Center
Hargeisa
MAINROAD1

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubad Publishing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ubad Publishing:

Share

Category