Ahmed Barre

Ahmed Barre News

Erling haaland waxa uu dhaliyay xili ciyaareedkan 32 gool 30 ciyaarood oo uu ciyaaray kooxdiisa man city Halka uu 22 kam...
16/02/2023

Erling haaland waxa uu dhaliyay xili ciyaareedkan 32 gool 30 ciyaarood oo uu ciyaaray kooxdiisa man city

Halka uu 22 kamida goolasha uu ka dhaliyey premier league xili ciyaareedkiisii u h**eeyay!!

Ugu dambeyn Man City ayaa hogaanka horyaalka kala wareegtay Arsenal kadib 3-1 ay ku garaaceen walow Gunners uu kulan u b...
15/02/2023

Ugu dambeyn Man City ayaa hogaanka horyaalka kala wareegtay Arsenal kadib 3-1 ay ku garaaceen walow Gunners uu kulan u baaqi yahay!!

23/11/2015

Aduunyada nin noolow
Imisaa yaabiyo amuur
Indhahaagu qabteenoo
Aa-dyar aad katalowday
Saw amuurta aan shegay
Guusha aad ku illawday
Iyaba maaha amaahoo
Mahadeeda ilaahay
Ayaan kaa sugimaayo
Bal uurkaaga usheeg
Oo imaankaga lakasho
Ka istaq-furulayso
Hadii aad mar ilduufty
Eebihi ku abuuray
Mahadiisa ilaaali

21/11/2015

Hillaacii maray hortaydu
Hoos buu ii yidhi i haybi
Qalbiga waan kala hadlaayey
Afkana kulamaan hagaagin.
Dadkii na hareera joogay
Hawraaraha aan is leenay
Kiiyoon ruux qudhi la haysan
Dhambaalaan kala helaynay.

21/11/2015

Ogoow qiimaha ad leeday
Qaddari marka h**e naftaada,
Ka soco kaan kugu qancaynin
La soco kaad qaro la leeday.
Qiyaas halka aad ka joogto
Saaxiibada kula qoslaaya,
Dadkana ruux qaran-jabkaaga
U qaba guul inu ka dheefay
Ku qoro baal lama tiraana.

18/11/2015

Rasuulka macbuudku ka doortay
Makhluuqiyo uunkiyo kawnka
Allaa mahad loo naga yeelay
Mukhtaar mustafoow ummadiisa. Csw

18/11/2015

falastiinta eynfaaday
LA adoonsi guumeeyay
Ee ubadka laga laayay
Ee loo arxami waayay
Ee edega lagu ootay
Qaramada midoobee ax
Mid idhaahda laga wayay
Waa golaha eedoobay
Ee cadawga eexaystay

Address

150 Street
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Barre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Barre:

Share