Ph - DaLa DaLaa

Ph - DaLa DaLaa Warbaahinta Madaxa Banaan ee JSL Media

01/05/2025

Miyey Jaasayaan Mise wey is Dagaalayaan.

28/04/2025

Hees | Khadra Silimo | Cabdi Yare

09/04/2025

“Qadan Qaran Gabadheedii oo Aroosyadii Hargeisa la wareegtay….”Ridwa Mustafe.

08/04/2025

Waaxda saadaasha hawada ee Wasaarada Beeraha Somaliland oo soo saaray saadaasha todobaadlaha ah ee roobabka xiliga Gu'ga ayaa sheegtay in la filayo in todobaadkan gobolada Togdheer, Maroodijeex iyo Sanaag qaybo Ka mid ah ay Ka Curran doonaan roob lagu qiyaasay 20--40mm.

Halka gobolada Sool,Saaxil iyo Awdal qaybo Ka mid ah ay Ka da'i doonaan roobab xadigooda lagu qiyaasay 10--20mm.

19/01/2025

Madaxweyne Cirro Oo Wada Shaqaynta Iyo Amniga Dalka Ethiopia iyo Djabuti Xoojinaya

Address

Town
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ph - DaLa DaLaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ph - DaLa DaLaa:

Share

Category