Hargeisa News Network-HNN

Hargeisa News Network-HNN Delivering trustworthy and up-to-the-minute news from around the world and your community. Your source for clarity in a complex world.

We are committed to factual, unbiased reporting on politics, business, technology, and local events.

07/07/2026
04/02/2026

Magaca, SL, meel loo dhaafaa ma jirto.
Taariikhdeena ha inaga luminina wllyaal.

HESHIISKA JSL IYO PLGuud ahaan, tallaabo kasta oo xal iyo isfaham loogu raadinayo khilaafaadka u dhexeeya Jamhuuriyadda ...
06/10/2025

HESHIISKA JSL IYO PL
Guud ahaan, tallaabo kasta oo xal iyo isfaham loogu raadinayo khilaafaadka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Puntland ee deriska ah, waa arrin mudan in la soo dhoweeyo oo la dhiirigeliyo.
Faaiidooyinka ku duugan heshiiska
1. Xoojinta Nabadda iyo Xasilloonida: Heshiiska noocan ahi wuxuu aasaas u noqon karaa in la yareeyo xiisadaha iyo colaadaha soo noqnoqda, iyo in uu u ogolaado bulshada ku kala dhaqan Jamhuuriyadda iyo derisked Puntland ee dhinaca Somaliya, inay noloshooda dib u dhistaan oo ay horumar sameeyaan kadib colaadihii beriga gobalka sool.
2. Furista Waddo Wada-hadal Joogto ah: Waxa ugu muhiimsan ee uu keeno waa in la abuuro kalfadhiyo iyo jawi siyaasadeed oo labada dhinacba u saamaxaya inay si toos ah u wada hadlaan. Wadahadalku waa jidka kaliya ee lagu gaadhi karo xal waara.
3. Faa'iidooyinka Bulshada iyo Dhaqaalaha: Marka la heshiiyo,wada-shaqaynta ayaa korodha. Tani waxay kobcin kartaa:
• Is dhaafka Ganacsiga: Fududaynta isku socodka dadka iyo badeecadaha ee labada dhinac.
• Wadaagidda La Dagaallanka Amni-darrada: Iska kaashiga la dagaallanka argagixisada, budhcadda, iyo dhibaatooyinka kale ee xuduudaha.
4. Yaraynta Saamaynta Dibadda: Isfahamka labada dhinac wuxuu yaraynayaa baahida loo qabo faragelin shisheeye oo xal loogu raadin karo is khilaaf kaste oo sababi kara isku dhac, sidii waqtiyo h**e dhacday.

Address

Jigjiayar
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa News Network-HNN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share