Abdirahman Dalmar

Abdirahman Dalmar Kusoo Dhawoow Abdirahman Dalmar

08/03/2026
08/03/2026

Qofka fahmi la’ xaalada maanta lagu jiro ama meel gaaban ka fiirinayo dagaalka y@huuda ku qaadey iran iyo guud ahaan mandiqada isla holceyso haka eego dagaalka dhinaca kale (the western perspective).

waxaan kula talin lahaa inuu soo daawado video ga uu soo dhigey Tucker Carlson.

Wuxuu kusoo bandhigayaa dagaalkan maanta socda halka uu ku biyo shuban doono. Waana ninka kaliya ee fashiley qaraxyo habeen dhaweyd laga geysan rabey sacuudiga iyo qadar oo ay ku lug lahaayeen sirdoonka y@huuda. Macal asaf labada dowladood wey ka gaabsadeen arrintan.

Isla video gan wuxuu ku sheegaya iney y@huudu rabto iney dumiso Masjidul Aqsaa sida oogu dhaqsiyaha badan ( waan ogeyn damacan inuu jiro lkn wuu soo dag dagayaa maalin ba maalinka ka dambeyso). Dhowrka bari ee dagaalka iran lagu qaadey socda masjidka in lagu tukado wey diideen y@huuda. Waxeyna rabaan iney dhisaan the third temple ( macbadka sadexaad ee yahuuda).

Ayadoo dagaalo xun jiri jireen hadana wey adkaan jirtey masjidka jamaaco la’aan ahaado walow haba lagu dhibo muslimiinta meesha dagan ee. Jamcihi shaley ahaa masjidka laguma tukanin xitaa looma soo dhawaan karin.

Wuxuu aad usoo qufey videos badan oo arrintan ku saabsan.

Ninkan waa masiixi kasoo hor jeeda y@huuda wuxuuna aamisan yahey nadariyada ah America first.
Taniyo cadaanka ayaa fahansan waxa islaamka lagu hayyo ee dhib ah.

28/02/2026

Ramadaan Mubarak

29/01/2026

Hargeisa hospital group

23/01/2026

Berbera somaliland

21/01/2026

Hargeisa Hadhwanaag

Address

Hargeisa/
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Dalmar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share