SEVA MEDIA

SEVA MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SEVA MEDIA, News & Media Website, Hargeisa.

03/11/2024

Ku xidhnada SEVA MEDIA
LIKE AND SHARE FOLLOWING

Boqor cismaan aw buurmadow oo hada ku sugan furinta daagalku ka socodo
03/11/2024

Boqor cismaan aw buurmadow oo hada ku sugan furinta daagalku ka socodo

Journalists of Kenya armed with armed forces have demonstrated in the major cities of Kenya protesting against violence ...
24/07/2024

Journalists of Kenya armed with armed forces have demonstrated in the major cities of Kenya protesting against violence and shooting that they had met with the police force especially during the time of recording the protests going on in that country.

Journalists are demanding the ban of live bullets being used and other harms caused during their jobs.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden  oo waraysi siiyey Idaacadda WURD ee fadhigeedu yahay gobolka Pennsylvania ayaa ...
07/07/2024

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden oo waraysi siiyey Idaacadda WURD ee fadhigeedu yahay gobolka Pennsylvania ayaa isku tilmaamay in uu yahay haweenaydii ugu horraysay ee ka hawl gasha aqalka cad isla markaana uu taas ku faraxsan yahay.

Hadalkan oo ahaa sinbiraraxasho aanu ugu tala gelin ayaa muran badan ka dhaliyey Warbaahinta Maraykanka isaga oo sii huriyey guuxii waayahan taagnaa ee ka dhashay sidii uu Biden u wajahay dooddii uu bishii h**e la galay dhiggiisa Donald Trump taas oo keentay in ay Kaadiriinta Dimuqraadigu ku baaqan in uu ka hadho tartanka doorashada soo socota.

Joe Biden oo ah 81 jir 4 sano dalka Maraykanka soo hoggaaminayey ayaa la il daran xasuustiisa oo hoos u dhacday iyo hadal ka soo baxsada marar badan kaas oo sababay in ay hoos u dhacdo rajada laga qabo in uu guul ka keeno doorashada ay isku arkaynaa madaxweynihii kursiga uga horreeyey ee Donald Trump.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEVA MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SEVA MEDIA:

Share