saki suldan

saki suldan waxan ka hadla wax kasta oo xaqiiqo ku dhisan somalida iyo dunidaba.

Siyasi h**e miisan culus ku leh Israel 🇮🇱   Ayaa Bartiisa kusoo qoray somaliyada fashilantay Waxay isku dayday in ay car...
31/01/2026

Siyasi h**e miisan culus ku leh Israel 🇮🇱 Ayaa Bartiisa kusoo qoray somaliyada fashilantay Waxay isku dayday in ay carqaladayso Israel 🇮🇱 kadib Aqoonsigii somaliland ay siisay lakiin may fahmin inanay Israel ahayn dawlad lo cagajugleeyo
Israel 🇮🇱 &somaliland waxay wadaagan dano qiimo
Leh miyanay u quus goyn somaliyada fashilantay?

Somaliland socote, ku daal ninkii dhahoow adiga kuu taal
31/01/2026

Somaliland socote, ku daal ninkii dhahoow adiga kuu taal

Arinta ugu layaabka badan ee ka dhacday fadhigii caawa ee golaha Amaanka ee Somaliland ku saabsanaa waa; wakiilkii Israe...
30/12/2025

Arinta ugu layaabka badan ee ka dhacday fadhigii caawa ee golaha Amaanka ee Somaliland ku saabsanaa waa; wakiilkii Israel oo u doodaya dadkii reer Somaliland 200,000 ahaa ee la xasuuqay, iyo wakiilkii Muqdisho oo duudsiyaya oo leh waa been ee qof lagama dilin.
Caalamka oo dhan hortiisa ayey caawa ka dhacday ee TAASINA WAA TAARIIKH KALE EE HALA DIIWAAN GELIYO.

30/12/2025
30/12/2025
Soomaaliya waxa soo maray duruufo adag laakiin ictiraafkii Somaliland ee 26kii December, wuxu ahaa jug aan weligeed ina ...
29/12/2025

Soomaaliya waxa soo maray duruufo adag laakiin ictiraafkii Somaliland ee 26kii December, wuxu ahaa jug aan weligeed ina soo marin, sidaa waxa yiri Madaxweyne Xasan oo qiray in Madaxweyne Cirro kaga adkaaday diblumaasiyadii.

Somalia has endured many difficult circumstances, but the recognition of Somaliland on December 26 was an unprecedented blow,” President Hassan said, acknowledging that President Cirro had outmaneuvered him diplomatically.

Jamhuuriyada Somaliland 🇭🇺 Republic of Somaliland ✅

Buurta carafa oo aanu shalay calanka ka taagnay idam Alle
28/12/2025

Buurta carafa oo aanu shalay calanka ka taagnay idam Alle

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when saki suldan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share