Madadaal Media

Madadaal Media Soo Dhawoow adoo mahadsan waxaan kaa codsanayaa in aad ii Follow Garayso page-kan. Mahadsanid Walaal.

waxaan diyaar kuula ahay in aan warbixinno, warar iyo Dhacdooyin xiiso leh markasta kuu soo gudbiyo.

Yuusuf ma cid aan garanayn ayaa jirta, fadlan meel fog gaadhsiiya si loo abaal mariyo
24/09/2025

Yuusuf ma cid aan garanayn ayaa jirta, fadlan meel fog gaadhsiiya si loo abaal mariyo

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป: ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ
๐–/๐: ๐‘ฎ๐’‚๐’“๐’š๐’‚๐’’๐’‚๐’‚๐’ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’‚๐’ƒ๐’๐’š๐’‚๐’“๐’†

๐’๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ฅ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข, ayaa ka hawlgalayay ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š muddo ka badan 20 sano, isaga oo si hagar laโ€™aan ah ugu adeegayay ardayda, macalimiinta, iyo guud ahaan bulshada jaamacadda.

๐’๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ฅ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ waxa uu noqday tiir muhiim u ah amniga iyo nidaamka gudaha jaamacadda, isaga oo hubin jiray in dhammaan howlaha maalinlaha ah ee amniga ay si habsami leh u socdaan.

๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ waxa uu ku caan baxay dadaalkiisa joogtada ah, daacadnimadiisa, iyo xirfadiisa booliisnimo, isagoo mar kasta u taagan ilaalinta sharciga iyo xaqa Ardayda.

Waxa uu sidoo kale door muuqda ka qaatay wacyigelinta ardayda iyo shaqaalaha ee la xidhiidha badbaadada iyo ka hortagga dhibaatooyinka, isagoo hubinaya in hantida iyo nabadgelyada jaamacadda la ilaaliyo.

Ma aha oo kaliya inuu yahay sarkaal amni, balse sidoo kale waa saaxiib iyo taageero joogto ah oo jaamacadda ah, isagoo markasta garab istaaga ardayda iyo shaqaalaha marka ay dhibaatooyin kala kulmaan amniga. Waxqabadkiisa joogtada ah iyo kartidiisa xirfadeed waxay ka dhigeen tusaalaha hogaaminta, dulqaadka, iyo adeegga Ardayda.

๐’๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ฅ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข, waxa si weyn loogu xusuustaa dedaalkiisa, heybaddiisa, iyo saameynta wanaagsan ee uu ku leeyahay amniga Jaamacadda Hargeysa, isagoo weli u taagan ilaalinta nabadgelyada jaamacadda iyo ardayda dhigata.

17/09/2025

Subxaan allah Walaal Shere garee si ay Madadaxda dalka u gaadho๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

04/09/2025

Allah Maqalka Ha usoo Celiyo ๐Ÿคจ๐Ÿค

26/08/2025

Jilaa Jawaan iyo Dirawaladii maxaa kala haysta๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Ku Guulayso ๐Ÿญ๐Ÿฑ ๐——๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿ’ต Saadaali ciyaarta Adag ee Caawa Dhex Mari doonta Kooxaha ๐— ๐—ฎ๐—ป ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐˜ƒ๐˜€ ๐—”๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—น  1:  Follow Garee...
17/08/2025

Ku Guulayso ๐Ÿญ๐Ÿฑ ๐——๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฟ ๐Ÿ’ต
Saadaali ciyaarta Adag ee Caawa Dhex Mari doonta Kooxaha ๐— ๐—ฎ๐—ป ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐˜ƒ๐˜€ ๐—”๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—น

1: Follow Garee Page-ka
2: like Garee post-tiga
3: Shere-garee post-tiga
4: Saadaali natiijada ciyaarta.

F.G
Dhamaan shuruudaha cidda buuxisa ayaa heli doonta Abaalmarintan, saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Cabdi Xuseen oo boggiisa X ku baahiyey qoraal koobaan ayaa dawladda Soomaaliya k...
15/08/2025

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Cabdi Xuseen oo boggiisa X ku baahiyey qoraal koobaan ayaa dawladda Soomaaliya ku eedeyey in ay kooxda argagaxisada ee AS u adeegsanayso aalad ay ku beer laxawsato waddamada Caalamka isla markaana ay fawdo ku geliso gobolka Geeska Afrika.

Wasiirku wuxuu xusay in ay Somaliland diyaar u tahay la shaqaynta dawladda Maraykanka gaar ahaanna dedaallada soo laba kacleeyey ee ku wajahan aqoonsi la siiyo Somaliland.

โ€œSomaliland waxay diyaar u tahay in ay noqoto saaxiib masuul ah oo laysku hallayn karo, iyada oo si wada jir ah ula shaqaynaysa Maraykanka iyo xulafadiisaโ€

15/08/2025

๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฐ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐จ.
๐Ÿ’š๐Ÿคโค๏ธ

Ordayahan Xuseen oo u ordayey dalka Jabuuti ayaa galay kaalinta 1-aad, halka kaalinta 2-aad uu galay oradyahan Fuaad Axm...
15/08/2025

Ordayahan Xuseen oo u ordayey dalka Jabuuti ayaa galay kaalinta 1-aad, halka kaalinta 2-aad uu galay oradyahan Fuaad Axmed Cali oo u ordayey Hargaysa Somaliland.

15/08/2025

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐‹๐š๐›๐š๐๐š ๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐๐จ ๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐ฅ๐จ ๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐๐ก-๐ค๐š ๐“๐š๐ฒ๐ซ๐จ๐จ๐๐ก๐ค๐š (๐ญ๐ก๐ฒ๐ซ๐จ๐ข๐).
DrMohamed Ismail Farabadane

04/08/2025
06/05/2025

๐’๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐•๐’ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ ๐Œ๐ข๐ฅ๐š๐ง, ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐ž๐ž๐›๐š ๐…๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐š๐๐ข๐ซ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š?

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madadaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category