22/02/2026
Gabadhan oo lagu magacaabo Ubax (Goosha) ayaa lagu xidhey Magaaladda Hargeysa sida lagu baahiyey barteeda Facebook, lama oga sababta xadhigeeda.
Ubax ayaa ah gabadh aad looga yaqaan baraha bulshadda